-
Daawo Muuqalka”Kooxaha Kubada Cagta Dalka Kenya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargaysa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kooxaha heerka koowaad ee ka dhisan dalka Kenya ayaa maanta soo gaadhay casimada somaliland ee hargaysa iyagoo ciyaaro saaxiibtinimo la yeelan doona kooaxaha hargaysa iyo boorama.
Waftigan ciyaart...
Friday, December 20, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudida Wanaag Farista Oo Shaaciyay Tirada Guro Hargaysa Lagu Faafinayay Diinta Kisristaanka Oo Ay Xidheen.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida wanaag farista oo ka hadlayay waxyaabihii sanadkan uqabsoomay ayaa sheegay in tirada guro magaalada hargaysa ku yaalo oo lagu faafinayay diinta kiristaanka oo ay xidheen
Halkan ka daawo muuqaal...
Friday, December 20, 2019
-
Daawo Muuqalka”Dood Kulul Oo Jabuuti Ku Dhexmartay Xubno Ka Kala Socday Somaliya Iyo Somaliland.
Djabuuti(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dood Kulul Oo Jabuuti Ku Dhexmartay Xubno Ka Kala Socday Somaliya Iyo Somaliland.
https://youtu.be/z62y4jTo6JA?t=1
Berberatoday.com...
Friday, December 20, 2019
-
Daawo Muuqalka”Sheekh Maxamed Cabdi Umal Oo Ka Digay Dhibaatada Iyo Fawaaxishka Aalada Internetku Xambaarsantahay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Sheekh Maxamed Cabdi Umal Oo Ka Digay Dhibaatada Iyo Fawaaxishka Aalada Internetku Xambaarsantahay
https://youtu.be/5yDvn0_7Zbs?t=683
...
Friday, December 20, 2019
-
Daawo Muuqalka”Waraysi Dhinacyo Badan Taabanayo Oo LaLayeeshay Madaxwaynaha Dawlad Deeganka Somalida Itoobiya
Jigjiga(Berberatoday.com)-Wariye Cabdisalaan hHreri ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeeshay madaxwaynaha ismaamulka somalda itoobiya mustafe muxumed cumar (cagjar).
https://youtu.be/ODy_1LHdUwM
&...
Friday, December 20, 2019
-
Daawo Muuqalka”Ugaas Cabdirasaaq Koosar Oo Ka Hadlay Dad Ciimada Liyuu Boolisku Ku Laayeen Magaalada Allaybaday.
Hargaysa(Berberatoday.com)-ugaas cabdirasaaq koosaar Cali oo kamid madax dhaqameedka somaliland ee kasoo jeeda gobolka gabiley ayaa si kulul uga hadlay dad shacab ah oo ciidanka liyuu booliska ddsi ku laayeen deegaanka allay baday...
Friday, December 20, 2019
-
Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Dilka Wiil Maydkiisa Magaalada Wajaale Laga Helay Afar Cisho Kadib Iyo Askar Loo Xidhay Xidhay Falkan!
Dhacdo Argagax Leh; Wajaale:Wiil Boolisku Rasaas Ku Dileen Raqdiisiina Waraabe Cunay!
Tog-Wajaale(Bereberatoday.com)-Maalintii Shalay Ahayd Ayaa Waxaa Beer ku Taal duleedka magaalada Tog-wajaale laga dhex helay maydka wiil ...
Friday, December 20, 2019
-
Shirkada DP World Ee Dekeda Berbera Maamusha Oo Sharraxday Deeqo Waxbarasho Oo Ay Siinayso Ardayda Dugsiga Abaarso
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirkadda DP World ayaa shaacisay inay kala shaqeynayso dugsiga Abaarso ee ku yaalla Caasimadda Hargeysa, si ay kor ugu qaado fursadaha waxbarasho ee day’arta Somaliland.
Iskaashiga ay shirkadda...
Friday, December 20, 2019
-
Falanqaynta:Kulankii Madaxwayne Biixi Iyo Waftigii Ka Socday Beesha Caalamka!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Somaliland ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti culus oo ka socday beesha caalamka kaasi ooh ore kulamo ula soo yeeshay xisbiyada mucaaridka ururada bulshada ,maxkamada sare iyo ergadii dhex d...
Friday, December 20, 2019
-
Siyaasi Maxamuud Xaashi, Baashe Morgan Iyo Faysal Cali Waraabe Oo Kulamo Qarsoodiya Ku Yeeshay Dubai Iyo Xogaha Laga Helay
Dubai(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Siyaasi Maxamed Xaashi oo u weheliyo Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Kenya Baashe Morgan, oo kulamo qarsoodiya ku yeeshay dalka isu-taga imaaraadka ...
Thursday, December 19, 2019
« Previous Page — Next Page »