-
Somaliland Oo Muqdisho Udirtay Culimo Iyo Ganacsato Sida Lacag Kaalmo Ah Oo Loogu Talagalay Fatahaadii Webiga Beledweyne Dadkii Ku Barakacay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukumada Somaliland, Culimada Iyo Ganacsatada oo iskaashanaya ayaa maanta wafti u dirtay magaalada Muqdisho kuwaasi oo sida in ka badan lix boqol oo kun oo dollar ($600,000)Dollar oo ay ugu talo-galeen f...
Saturday, December 21, 2019
-
Wasiirka Maaliyada Itoobiya Oo loo Aqoonsaday Wasiirka Ugu Wanaagsan Afrika!
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Wasiirka maaliyada dawlada fadaraalka itoobiya Axmed Shide ayaa loo aqoonsaday wasiir maaliyadeedka Africa ugu wanaagsan dhinacyada qaab xisaabeedka,
https://youtu.be/XVM7cYTtik...
Saturday, December 21, 2019
-
Proff. Ibraahim Meecaad Oo Ka Hadlay Xal Uhelida Khilaafka Xisbiyada Iyo Xukuumada, Fariina Udiray Shir Gudoonka Labada Gole.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo ka kamid ah Aqoonyahan Reer Somaliland, Kana tirsanaa Saraakiishii Ururkii dib Uxoraynta Somaliland SNM Ee hada degan dalka Canada,si dhowna ula socda xaalada siyaasade...
Saturday, December 21, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyihii Hore Ee Baarlamaanka Putland cabdixakiim Dhoobo Daareed Oo Wareysi Uu Bixiyay Ku Sheegay in Putland Madaxweynenimadeedu Uxidhanyahay Sadex Reer Oo Maajeertena
Muqdisho(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"gudoomiyihii Hore Ee Baarlamaanka Putland cabdixakiim Dhoobo Daareed Oo Wareysi Uu Bixiyay Ku Sheegay in Putland Madaxweynenimadeedu Uxidhanyahay Sadex Reer Oo Maajeertena
htt...
Saturday, December 21, 2019
-
“Alle Ka Cabsiga Waa Inaynu Nafaheena, Caruurteena Iyo Bulshadeena Ku Tarbiyadeyno..”Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa ugu baaqay bulshada in kelmada Alle ka cabsigu tahay kelmad Ilaahay SW uu faray Gaal iyo Islaam-ba sida aayad quraanka kariimka Ilaahay SW inoogu sheegay ‘Dadyahow Il...
Saturday, December 21, 2019
-
Daawo Muuqalka”Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo loogu Soo Dhaweeyay Dalka Jarmalka Iyo Weedha Uu Ka Yidhi!
Germany(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee wasaarada madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay dalka jarmalka oo u socdaal ku jooga.
Jaaliada reer somaliland ee ku dhaqan dalka jarmalka ayaa ...
Saturday, December 21, 2019
-
Xukuumada Oo Ka Hadashay Xeerka Shaqaalaha Dawlada Udiidaya Falan Qaynta Siyaasada Iyo In Ay Cid Sitoosa Utaageeraan.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xafiiska garyaqaanka guud ee qaranka ayaa ka hadlay xeerka shaqaalaha dawlada udiidaya falanqaynta siyaasada iyo taageerada cid gaara amaba nacaybka cid gaara
Kuxigeenka xafiiska garyaqaanka guud ayaa...
Saturday, December 21, 2019
-
Masuuliyiin Katirsan Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Gabiley Ayna Noqon Doonin Goob U Xidhan Xisbiga Kulmiye.
Gabiley(Berberatoday.com)-Xubno katirsan xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaalada Gabilay wafdi ka socda xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo uu hogaaminayo xoghayaha xanaanada xoolaha ee xisbi...
Saturday, December 21, 2019
-
Kooxda Arsenal Oo Ku Dhawaaqday In Mikel Arteta Uu Yahay Macallinkeeda Cusub
London(Berberatoday,com)Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa ku dhawaaqday in Mikel Arteta uu yahay macallinkeeda cusub, waxaana uu u saxiixay heshiis saddex sanadood iyo badh ah.
Mikel Arteta ayaa dib ugu soo laab...
Friday, December 20, 2019
-
Guuguulaha Geeska Oo Faaleeyay Kulamadii Ay Dublumaasiyiintii Reer Galbeedku La Yeesheen Gudida Isxilqaatay. Xisbiyada Mucaaradka Iyo Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guuguulaha Geeska Oo Faaleeyay Kulamadii Ay Dublumaasiyiintii Reer Galbeedku La Yeesheen Gudida Isxilqaatay. Xisbiyada Mucaaradka Iyo Madaxweyne Muuse Biixi
...
Friday, December 20, 2019
« Previous Page — Next Page »