-
Daawo Muuqalka”Kooxda Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Garoonka Hargeysa Stadium Ku Garaacday Koox Ka Socotay Dalka Kenya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciyaar aad uxiiso badan ayaa galabta garoonka caasimada hargaysa ku dhex maray koox kubada cagta ah oo ka socoay dalka kenya iyo koox ku ciyaaraysay somaliland
Ciyaartan oo aad u xamaasad baday ayaa w...
Sunday, December 22, 2019
-
Weerar Ismiidaamin Ah Oo Lagu Qaaday Saraakiil Katirsan Ciiddanka Somaliya Oo Ku Sugan Gaalkacyo Iyo Khasaaraha Uu Sobobay!
Gaalkacayo(Berberatoday.com)-Gaadhi lagasoo Buuxiyay Waxyaabaha Qarxa Ayaa lagu weeraray hotel kuyaala Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Galmudug, halkaasi oo ay ku sugnaayeen saraakiil uu kamid ahaa taliyaha ciiddanka lugta Soomaa...
Sunday, December 22, 2019
-
Daawo Muuqalka”Milicsiga Taxanihii Halganka Iyo Mujaahid Ibraahim Dhagayne Oo Ka Waramaya Dharaaro Xusuus Leh.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid ibraahim dhagayne oo kamid ahaa saraakiishii hogaaminaysay halgankii qadhaadhaa ee snm dib ugu xoraysay gayiga somaliland hormuudna ka ahaa ciidamadii soo galay hargaysaiyo berbera ayaa ka waram...
Sunday, December 22, 2019
-
Maxaa Ka Rumoobay Hal Ku Dhigii Madaxwayne Biixi Ee “Sharcigu Ha Sareeyo?” Iyo Milicsiga Awood Sheegashada Shacabka!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa wakhtigii uu ololaha doorashada madaxwaynaha ku jiray hal ku dhigiisu ahaa saraynta sharciga taasi oo laga filiyay fulinteeda iyo tixgalinta Xaqa muw...
Sunday, December 22, 2019
-
Dhacdo Murugo Leh Oo Shacabka Somaliland Amakaag Iyo Fajiciso Ku Noqotey Muuqaalka Hooyo Ciidanku Booliska Wajaale Garaacayaan. S
Sababta Loo Garaacayo Hooyo Ka Murugaysan Wiilkeeda Oo Maydkiisa la helay Afar Cisho kadib Iyo Qiso Xanuun Baddan Oo Ka Dhacday Magaalada Tog Wajaale Warbixin:
Togwajaale(Berberatoday.com)-Qiso Xanuun Baddan:-Dadka Inta ugu Bad...
Sunday, December 22, 2019
-
Ururada Bulshada Rayidka Ah Ee Madaxa-banaan Oo War Ka Soo Saaray Go’aanka Gudida Dhex-Dhexaadinta
War-saxaafadeed: Waxaanu ugu baaqaynaa Baarlamaanka inaanu xagal daacin heshiiska
Ururada Madaxa-banaan ee Bulshada Rayidka ah (ISCO Somaliland) waxaay si buuxda u taageersan yihiin go’aanka ay gudida dhex-dhexaadintu gaadheen,...
Saturday, December 21, 2019
-
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Si Adag Ula Hadlay Weftigii Beesha Caalamka Ee Hargeysa Yimid
Hargeysa(Berberatoday.com)-Saleebaan Maxamuud Aadan guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland ayaa si adag ula hadlay weftiga beesha caalamka ee Khamiistii Madaxtooyada kula kulmay Madaxweyne Biixi iyo labada guddoomiye Baarlamaan.
...
Saturday, December 21, 2019
-
Xukumada Somaliland Oo Shaacisay Tirada Dadka Barakacayaasha Ah Iyo Gobolada Ay Ugu Badan Yihiin”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukumada Somaliland Oo Shaacisay Tirada Dadka Barakacayaasha Ah Iyo Gobolada Ay Ugu Badan Yihiin"Daawo Muuqal
https://youtu.be/XqSnC6seBNY
...
Saturday, December 21, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudidii Gurmadka Baladwayn Ee Somaliland Oo U Anbabaxay Muqdisho Faahfaahina Ka Bixiyay Deeqda Ay Sidaan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudidii Gurmadka Baladwayn Ee Somaliland Oo U Anbabaxay Muqdisho Faahfaahina Ka Bixiyay Deeqda Ay Sidaan
https://youtu.be/XInlWPUbX5o?t=129
&n...
Saturday, December 21, 2019
-
Cabdiraxmaan Cirro Iyo Eng.Faysal Cali waraabe Oo Aqbalay Dalabkii Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyeyaasha Waddani iyo UCID Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in ay aqbaleen gogosha Madaxweyne Muuse Biixi u fidiyay ee ah in laga wada hadlo muranka siyaasadeed ee arrim...
Saturday, December 21, 2019
« Previous Page — Next Page »