-
“Qabyaaladii Ayaa Inagu Sii Badanaysa, Waynu Kala Qaybsan Nahay, Wax La Dafiri Karana Maaha”Siyaasi Maxamuud Xaashi.
Gernmany(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Wasaarada Madaxtooyada Ee xukuumadii Siilaanyo siyaasi Maxamuud Xaashi oo socdaal ku jooga wadanka jarmalka ayaa khudbad xasaasiya ujeediyay jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan jarma...
Monday, December 23, 2019
-
Golaha Iskaashiga Umada Soomaaliyeed Ee Geeska Afrika Oo Lagaga Dhawaaqay Shirkii Ka Dhacay Jabuuti Iyo Xogaha Ku Lamaan!
Djabuuti(Berberatoday.com)-Dhawaan Ayay Ahayd Markii Dalka Jabuuti Lagu Qabtay Shir Ay Iskugu Yimaadeen Waxgarad Iyo Aqoonyahanka Kala Socday Wadamada Geeska Africa Ee ay Somalidu Degto kaasi oo uu soo qaban qaabiyay Maxadka HERIT...
Monday, December 23, 2019
-
” Turkiga Ma Xamili Karo Qaxooti Cusub..”Madaxweyne Rajab Dayip Erdogan
Ankara(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka digay in dalkiisa uusan awood u lahayn in uu qaato qaxooti cusub.
Kumanaan kun oo Suuriyan ah ayaa u soo carartay xuduuda Turkiga.
Turkiga ayaa...
Monday, December 23, 2019
-
Daawo Muuqalka”Siyaasi Maxamed Abiib Oo Ka Hadlay Xadhiga Suldaan Borama Xukumadu Kuxidhay Iyo Hooyo Ciidamada Booliska Wajaale Si Arxandaro Ah Ugaraacayeen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Maxamed Abiib oo hore xil uga soo qabtay komishanka xakamaynta Aidska ayaa ka hadlay xadhiga suldaan abshir oo kamid ah madaxdhaqameedka gobolka Awdal
Sidoo kale siyaasi maxamed abiib ayaa wax...
Sunday, December 22, 2019
-
Daawo Muuqalka”Sheekh Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay In Uu Qaato Go’aamada Guddida
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Sheekh Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay In Uu Qaato Go’aamada Guddida
https://youtu.be/RKs5IvrUwhE
Berberatoday.com...
Sunday, December 22, 2019
-
“Madaxweynaha Waanu Utagaynaa Haduu Go,aan Ka Gaadhi Waayo Mayarada Bilaa Sharciga Ku Fadhiya Iyo Baarlamaanka 17 Sandooda Iska Fadhiya Iyo Inamada Yaryar Ee Aabashaayood Dhinteen Ee Saleebaan Gaal Dhaarinayo Waanu…..”Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Madaxweynaha Waanu Utagaynaa Haduu Go,aan Ka Gaadhi Waayo Mayarada Bilaa Sharciga Ku Fadhiya Iyo Baarlamaanka 17 Sandooda Iska Fadhiya Iyo Inamada Yaryar Ee Aabashaayood Dhinteen Ee Kuraasta Guurtida Sa...
Sunday, December 22, 2019
-
Daawo Muuqalka”Mayarka Degmada Berbera Cabdishakur Cidin Oo Toobabar Ufuray Shaqaalaha Dawlada Hoose
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mayarka Degmada Berbera Cabdishakur Cidin Oo Toobabar Xeernidaamiyaha shaqaalaha Lagu Baranayo Ufuray Shaqaalaha Dawlada Hoose
https://youtu.be/TZtWoIRs7pw
...
Sunday, December 22, 2019
-
Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha Dawlada Oo Ka Hadlay Shaqaale Laga Eryay Madaar Hargaysa Iyo Sababta!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiahaa haayada shaqaalaha dawlada farxaan Aadan haybe ayaa ka hadlay wiil dhalinyaro ah oo laga eryay madaarka caasimada kana mid ahaa shaqaalaha dawlada
Gudoomiyaha hayada shaqaalaha ayaa so...
Sunday, December 22, 2019
-
“Dadku Kala Ayaan Badan, Maalmuhuna Kala Ayaan…”Sheekh Aadan Siiro”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray(Aadansiiro) oo kamid ah culimada dalka ayaa hadlay Masaajid Laga hirgaliyay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay sida ay u kala nasiib badan yihiin dadku maalmuhuna kala...
Sunday, December 22, 2019
-
Sababaha Hortaagan Doorashooyinka Somalilaan may sababin mucaaridku ee waa sababo siyaasadeed oo malaasan. qalinkii A/rahman fidhinle UK
Somalilaan markaad Dastuurkeeda akhrido waa Dimuqraadi laakiin waxay jebisay qodobadii bud-dhiga u ahaa Dimuqraadiyadii ay dhigatay ee Dastuurka ugu qornaa maadaama ay ku fashilantay in ay qaran ahaan Doorashooyinkeeda ku qa...
Sunday, December 22, 2019
« Previous Page — Next Page »