FBI-Da Oo Weerarkii Saldhigga Florida Fal Argagixiso Ku Tilmaantay
USA(Berberatoday.com)-Wakaaladda FBI ee Maraykanka ayaa sheegtay in weerarkii dadka lagu laayey ee ka dhacay Jimcihii saldhigga ciidamada badda ee Florida ay u haystato inuu fal argagixiso ahaa.
Ninka dableyda ahaa ee Sucuudiga...
Dibadbaxii Ugu Ballaadhnaa Muddo Bilo Ah Oo Maanta Ka Dhacay Hong Kong
Hong Kong(Berberatoday.com)-Tobannaan kun oo qof ayaa isugu soo baxay waddooyiinka Hong Kong ,waana dibadbaxii ugu ballaarnaa ee halakasi ka dhaca muddo bilooyiin ah.
Qabanqaabiyayaasha ayaa waxay sheegeen in dad lagu qiyaasay ...