-
Xukuumadda Oo Sheegtay Inay Midowga Afrika Ka Dhaadhicinayso Qaddiyadda Madaxbanaanida Somaliland. S
Somaliland oo la weydiiyay sababta Ereteriya iyo Koonfurta Suudaan ay beesha caalamku u aqoonsatay, Somaliland oo ka horaysayna isaga dhego tirayso!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa beesha caalamka ku canaana...
Saturday, December 7, 2019
-
Sheekh Dirir Oo Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Waxyaalaha Dhaawaca Walaatinimada Islaamka! “
“Nebiga CSW Oo fasirayey Xanta Ayaa Yidhi “Waa Walaalkaa Ood Ku Sheegto Wax Uu Karaahiyeysanayo” Sheekh DIRIR.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa bulshada ugu baaqay in ilaalinta walaaltinimada ...
Saturday, December 7, 2019
-
Telefishanka CNN Oo Warbixin Ka Diyaariyey Saameynta Isbeddelka Cimiladu Ku Yeelatay Somaliland!
Washington(Berberatoday.com)-Telefishanka Caanka ah ee CNN oo laga leeyahay Dalka Maraykanka ayaa warbixin ka sameeyey saameynta taban ee isbeddelka cimiladu ku yeelay Jamhuuriyadda Somaliland.
Jomana Karadsheh oo ah Weiyah...
Saturday, December 7, 2019
-
Marwo faadumo Siciid Iyo Waftigii Somaliland Ee Ay Hogaaminaysay Oo Kulamo La Yeeshay Baarlamaanka Midowga Yurub.
Bruslees(Berberatoday.com)-Waftigii Somaliland Ee ay Hogaaminaysa Marwo faadumo Siciid kana koobnaa Xildhibaanada Golaha Guurtida iyo Wakiilada oo socdaal ugu kicitimaday qaarkada Yurub gaar ahaan xarunta midowga yurub ee Belguimk...
Saturday, December 7, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici Oo Kormeer Iyo Dabagal Ku Sameeyay Mashaariicda JPLG Ee Dawlada Hoose Ee Berbera Fulisay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici Oo Kormeer Iyo Dabagal Ku Sameeyay Mashaariicda JPLG Ee Dawlada Hoose Ee Berbera Fulisay
https://youtu.be/1svDUvyyqes
&...
Saturday, December 7, 2019
-
“Ina Camay Iyo Dhoobo Daareed Waxay Wadaan Maamul Layidhaa Maakhir State Oo Somaliland Lagu Kala Jar Jarayo ” Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Ina Camay Iyo Dhoobo Daareed Waxay Wadaan Maamul Layidhaa Maakhir State Oo Somaliland Lagu Kala Jar Jarayo ” Faysal Cali Waraabe"Daawo Muuqal
https://youtu.be/ThUi3b5INYI?t=183
 ...
Saturday, December 7, 2019
-
Gudoomiyihii Nairobi Oo Musuq-Maasuuq Loo Xidhay
Nairobi(Berberatoday.com)-Ciidamada la dagaalanka musuq maasuqa ee dowladda Kenya ayaa maanta xiray gudoomiyaha Ismaamulka magaalada Nairobi, Mike Sonko.
Sonko ayaa lagu eedeeyay inuu musuq-maasuqay lacag gaareysa 357 milyan sh...
Saturday, December 7, 2019
-
Roobab Dabeylo Wata Oo Ka Billowday Puntland
Bosaso(Berberatoday.com)-Deegaanada xeebaha bari ee Punland ee Soomaaliya ayaa xalay ilaa iyo saakay waxaa laga soo sheegayaa roobab dabeylo iyo daadad wata oo maalmahan laga sii digayay.
Roobabkan ayaa imanaya ayada oo ugu yar...
Saturday, December 7, 2019
-
FBI-da Oo Abaalmarin 5 Milyan Oo Doolar Ah Dul Dhigtay Ninka Bambooyinka U Sameeya Al-Shabaab Oo Ka Soo Jeeda Dalka Mareykanka
Muqdisho(BErberatoday.com)-Hay’adda dambi baarista Mareykanka ee FBI-da ayaa shaacisay in cid walba oo soo sheegta goobta uu ku sugan yahay nin u dhashay Mareykanka oo Al Shabab u qaabilsan howlaha sameynta bambanooyiinka ay sii...
Saturday, December 7, 2019
-
Ardey Sacuudiga U Dhashay Oo Weeraray Saldhig Tooabar Oo Ciidamada Mareykanka Leeiyhiin Iyo Sababta
USA(Berberatoday.com)-Boqorka Sacuudiga ayaa dhalleeceeyay weerar hubeysan oo ka dhacay xarun ay ciidamada Mareykanku leeyihiin.
Weerarka uu ardeyga u dhashay Sacuudiga ka dambeeyay wuxuu boqor Salmaan ku tilmaamay “mid wuxuu...
Saturday, December 7, 2019
« Previous Page — Next Page »