|
Warar
-
Beesha Caalamka Oo War Luuqad Adag Ku Qoran Ka Soo Saarey Dib U Dhaca Doorashooyinka Somaliland
Beesha Caalamka Oo War Ka Soo Saaray Dib U Dhaca Doorashooyinka Somaliland
Warsaxaafadeed ay wada jir u soo saareen Qaramada Midoobay, Urur gobolleedka IGAD, Midawga Yurub, Ingiriiska, Maraykanka, Jarmalka Norway, Ireland, Bel...
Wednesday, November 27, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xogahaye Kuxigeenka Duulista Hawada Xisbiga Waddani Jaamac Cabdi Xaaji Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudoomiyaha Goalaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xogahaye Kuxigeenka Duulista Hawada Xisbiga Waddani Jaamac Cabdi Xaaji Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudoomiyaha Goalaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax
https://youtu.be/zztsb46EAhA...
Wednesday, November 27, 2019
-
Allah Ha Unaxariisto Ilma Xasan Cali Yare Hooyadood Marxuumad Aamin Faarax Ismaaciil Oo Hargeysa Ku Geeriyootay
Inaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Allah SWT Ha Unaxariisto Marxuumad Aamina Faarax Ismaaciil Oo Aheyd Ilama Xasan Cali Yare Hooyadood Oo Hargeysa Ku Geeriyootay.
Geeridan Waxa Qoyska Reer Xasan Cali Yare Ka Tacsiyaynaya
Qo...
Wednesday, November 27, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xog Cusub Oo Ka Soo Korodhay Imaaraatiyiintii Hargeysa Lagu Xidhay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xog Cusub Oo Ka Soo Korodhay Imaaraatiyiintii Hargeysa Lagu Xidhay
https://youtu.be/ELf0FwpYJm8
Berberatoday.com...
Wednesday, November 27, 2019
-
“Raysal Wasaaraha Itoobiya Aad Ayuu U Xiiseynayaa Inuu Hargeysa Yimaado..” Wasiir Faratoon”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Raysal Wasaaraha Itoobiya Aad Ayuu U Xiiseynayaa Inuu Hargeysa Yimaado..” Wasiir Faratoon"Daawo Muuqal
https://youtu.be/slwxpR4pV6Y
...
Wednesday, November 27, 2019
-
“Madaxweyne Ma Tihid Kaligii Taliye, Xukun Milatari Dalka Ku Qabsaday, Ee Is Adkaynta Iska Daa”Xildhibaan Maxamed Salaax Cige
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Salaax Cige oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa ka hadlay muddo kordhinta loo sameeyey Golaha uu ka tirsan yahay, waxaanu xusay in sharciyan qayrul sharci rahay Gole mudd...
Tuesday, November 26, 2019
-
”Looma Baahna Xisbiyo Riyo Raac ka Yaacaya ”Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-Indho”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-”Looma Baahna Xisbiyo Riyo Raac ka Yaacaya ” Xildhibaan CabdiqaadirIndho-Indho"Daawo Muuqal
https://youtu.be/qF1eqZHxFj0
Berberatoday.com...
Tuesday, November 26, 2019
-
Daawo Muuqalka”Maamulka Wakaalada Dekedaha Somaliland Oo Toobabar Mudo Sanad Iyo Sadex Bilood Socday Usoo Xidhay Shaqaalaha Wakaaladaas Ee Dekeda Berbera
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maamulka Wakaalada Dekedaha Somaliland Oo Toobabar Mudo Sanad Iyo Sadex Bilood Socday Usoo Xidhay Shaqaalaha Wakaaladaas Ee Dekeda Berbera
https://youtu.be/ZF4EBvPbhOM
 ...
Tuesday, November 26, 2019
-
3 Ruux Oo Ku Geeriyooday Dagaal Ka Dhacay Buuralayda Woqooyiga Ceerigaabo.
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Dagaal ayaa ka dhacay waqooyiga gobolka sanaag kaasi oo sobobay dhimashada 3qof iyo dhaawac kale
Xildhbaan jaamac oo katirsan golaha eegaanka degmada ceerigaabo ayaa faah faahin ka bixiyay dagaalkan...
Tuesday, November 26, 2019
-
“Hargeysa Markaad 30KM Kasoo Baxdo Ayaad Dareemaysaa Waxqabadka Mayar Cabdishakuur Cidin Waanan Ku Hambalyaynayaa Inuu Noqday Mayarka Mayarada Dalka. Reer Berbera Waxan Leeyahay Siyaasada Iska Daayo Horumarka Ka Shaqeeya”Siyaasi Cali Guray”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-""Hargeysa Markaad 30KM Kasoo Baxdo Ayaad Dareemaysaa Waxqabadka Mayar Cabdishakuur Cidin Waanan Ku Hambalyaynayaa Inuu Noqday Mayarka Mayarada Dalka. Reer Berbera Waxan Leeyahay Siyaasada Iska Daayo Horu...
Tuesday, November 26, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|