-
Daawo Muuqalka”Afhayeenka Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Ka Jawaabay Eedo Dhul Boob Loo Jeediyay Qoyska Cabdiraxmaan Seylici
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Afhayeenka Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Ka Jawaabay Eedo Dhul Boob Loo Jeediyay Qoyska Cabdiraxmaan Seylici
https://youtu.be/9aCKFRxzIAQ?t=221
&n...
Thursday, November 28, 2019
-
Sheekh Saleeban Siciid Cali Gudoomiyihii Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Oo Saldhiga Dhexe Ee Berbera Lagu Xidhay Iyo Sababta Xadhigiisa”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Berbera(Berberatoday.com)-Sheekh Saleeban Siciid Cali Gudoomiyihii Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Oo Saldhiga Dhexe Ee Berbera Lagu Xidhay Iyo Sababta Xadhigiisa"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/-PsWTHHjD...
Thursday, November 28, 2019
-
Daawo Muuqalka”Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Qoraa Cali Qoryoolay Iyo Eedo Isbarkan Oo Uu Ujeediyay Xukuumada Iyo Guurtida,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qoraa Cali Dool Axmed Cali qoryoolay ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo murana udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka isagoo talooyina ujeediyay asxaabta
Sidookale cali qoryoolay ayaa ka hadlay mu...
Thursday, November 28, 2019
-
Wakiilka Turkiga Ufadhiya Somalland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Socdaal Ku Tagay Gobolka Gabiley.
Gabiley(Berberatoday.com)-Wakiilka dalka turkiga ufadhiya caasimada somaliland iyo masuuliyiin ka socda hayada samafalka dawlada turkiga ee tika ayaa socdaal ku tagay gobolka gabiley.
Waxaana waftigan soo dhaweeyyay maamulk...
Thursday, November 28, 2019
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Dalka Kenya Kulamo Kula Yeeshay Raysal Wasaarihii Hore Ee Somaliya Iyo Madax Kale. N
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maalmihii udanbeeyay Ku sugan magaalo Madaxda Dalka Kenya Ee Nairobi Ayaa kulamo gaar gaar ah kula yeeshay Madaxda katirsan somaliya iyo madaxwaynaha M...
Thursday, November 28, 2019
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Kominshankii Hore Ee Doorashooyinka+Daawo Sawiro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan xafiiskiisa kula qaatay guddidii hore ee komishanka doorashooyinka qaranka oo muddo-xileedkoodu dhammaanayo 29-11-2019-ka, waxana mada...
Thursday, November 28, 2019
-
Maxkamad Ku Taala Gobolka Maryland Ee Mareykanka Oo Xoriyadooda Ucelisay Sadex Maxbuus Oo Mudo 36 Sanadooda Uxidhnaa Dil Aanay Geysan
Maryland(Berberatoday.com)-Maxakamad ku taala Gobolka Maryland ee dalka Maraykanka ayaa usheegtay in maanta laga bilaabo ay xor yihiin Sadex Maxbuus oo kala ah Alfred Chestnut, Ransom Watkins iyo Andrew Stewart oo mudo 36 sandooda...
Wednesday, November 27, 2019
-
“Xisbigii Waddani Ee Aan Ka Tirsanaa Waxa Ku Dhacay Shaashaw Siyaasadeed Oo Xirsi Ula Soo Galay Waanan Iskacasilay Xilkii Iyo Xubinimadii”Xoghaye Kuxigeenkii Abaabulka Iyo Wacyigalinta Xisbiga Wadani Cali Axmed Kooshin”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-"Xisbigii Waddani Ee Aan Ka Tirsanaa Waxa Ku Dhacay Shaashaw Siyaasadeed Oo Xirsi Ula Soo Galay Waanan Iskacasilay Xilkii Iyo Xubinimadii"Xoghaye Kuxigeenkii Abaabulka Iyo Wacyigalinta Xisbiga Wadani Cali...
Wednesday, November 27, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xoghayihii Guud Ee Xisbiga Waddani,Afhayeenkii Iyo Mujaahid Cabdi Ilameereyso Oo Xoriyadoodii Helay Kana Waramay Xadhigoodii
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xoghayihii Guud Ee Xisbiga Waddani,Afhayeenkii Iyo Mujaahid Cabdi Ilameereyso Oo Xoriyadoodii Helay Kana Waramay Xadhigoodii
https://youtu.be/NHqN2bI1gpI?t=303
&n...
Wednesday, November 27, 2019
-
War Deg Deg Ah”Xoghaye Kuxigeenkii Abaabulka Iyo Wacyigalibnta Xisbiga Waddani Cali Axmed Kooshin Oo Iskacasilay Xilkii Iyo Xubinimadii Xisbigaas
Berbera(Berberatoday.com)-Xoghaye Kuxigeenka Abaabulka Iyo Wacyigalinta Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani Cali Axmed Kooshin Oo goordhaweyd Si Rasmi ah ugu dhawaaqay inuu Iska Casilay Xilkii iyo Xubinnimadii Xisbigaasi uu ka Hay...
Wednesday, November 27, 2019
« Previous Page — Next Page »