-
Turkiga Oo Madaxweynaha Faransiiska Ku Eedeeyay Inuu ‘Maalgaliyo Argagixisada’
Ankara(Berberatoday.com0-Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron inuu “maalgaliyo argagixisada”, wuxuuna gaashaanka u daruuray dhaleeceyntii uu hoggaamiyaha Faransiisku u ...
Friday, November 29, 2019
-
Daawo Muuqalka”Tartanka Fardaha Ee Ka Socday Magaalada Hargaysa Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Gobolka Ku Guulaystay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Tartanka fardaha Oo markii uhoraysay lagu qabtay caasimada somaliland ee hargaysa kana soo qaybgaleen lix gobol ayaa galabta lasoo gabo gabeeyay
Waxaana tartanka ku guulaystay gobola maroodi jeex
&...
Friday, November 29, 2019
-
Daawo Oo Dib Umilicso Madaxwayne Muuse Biixi Oo Riyaale Ku Eedaynaya In Uu Maroorsaday Komishankii Doorashooyinka Ee Umada Udhexeeyay! “
“Daahir Riyaale Markii Hore Wuxu Xoog kuLa Wareegay Komishankii Dadka ka Dhexeeyay, Imikana Kuwii Baarlamaanku Diiday Ayuu Digroyto Ku Hawl Galinayaa”Muuse Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com0-Dib Umilicso Madaxwayne biixi oo k...
Friday, November 29, 2019
-
Dhagayso Dooda Jimcaha Ee Idaacada BBC-da Laanteeda Afsomaliga Iyo Khilaafka Doorashooyinka Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhagayso Dooda Jimcaha Ee Idaacada BBC-da Laanteeda Afsomaliga Iyo Khilaafka Doorashooyinka Somaliland
https://youtu.be/lMgoCQWNXsc?t=200
Berberatoday.com...
Friday, November 29, 2019
-
Daawo Muuqalka”Odoyaasha Iyo Waxgaradka Laba Sarkaal Oo Lagu Dilay Deegaanka Gar Adag Ee Gobolka Sanaag Oo Fariin Culus Udiray Xukuumada Jsl.
Borama(Berberatoday.com)-Waxgaradka iyo Odoyaasha ku dhaqan Gobolka Awdal Ee ay kasoo jeedaan laba sarkaal ee lagu dilay deegaanka gar adag ee gobolka sanaag ayaa fariin culus udiray xukuumada madaxwayne biixi.
Odoyaash ayaa ma...
Friday, November 29, 2019
-
Daawo Muuqalka”Waxa Kala Qabsaday Maayar Kuxigeenka Hargaysa Iyo Dad Shacab Ah Oo Muran Dhul Ka Dhexeeyo Madaxwayne Biixi!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayar kuxigeenka Caasimada Hargaysa Cabdicasiis Cagawayne oo dhawaan warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aanay jirin dad madaxwaynaha somaliland ku haysto dhul ay degan yihiin balse uu isagu dhul uu l...
Friday, November 29, 2019
-
”Xadhigeygu Isku Day Fashilmay Buu Ahaa..”Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani Khadar Cabdi Xuseen”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-”Xadhigeygu Isku Day Fashilmay Buu Ahaa..”Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani Khadar Cabdi Xuseen"Daawo Muuqal
https://youtu.be/8HkB11lf8hU
 ...
Friday, November 29, 2019
-
Daawo Muuqalka”Faysal Cali Waraabe Oo Ku Hanjabey Inay Shacabka Ugu Baaqaan Joojinta Bixinta Cashuurta Hadii Doorashooyinkii Somaliland La Qaban Waayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Faysal Cali Waraabe Oo Ku Hanjabey Inay Shacabka Ugu Baaqaan Joojinta Bixinta Cashuurta Hadii Doorashooyinkii Somaliland La Qaban Waayo
https://youtu.be/9AsrzXQtYPw
...
Friday, November 29, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Jaamac Xaaji Axmed Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Warqad Uu Hutelada Hargeysa Uga Digay In Shirar Lagu Qabto
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Jaamac Xaaji Axmed Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Warqad Uu Hutelada Hargeysa Uga Digay In Shirar Aan Dawladu Ogolaan Lagu qabto
https://youtu.be/q78OjftqsCQ?t...
Thursday, November 28, 2019
-
Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo Ka Waramay Qaabkii Loo Xidhay+Sidii Loola Dhaqmay, Hanjabaad Culusna Udiray Xukuumada,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka xisbiga wadani Barkhad jaamac batuun oo mudo u xidhnaa xukuumada maaxwayne biixi ayaa ka waramay qaabkii loo xidhay, iyo sidii ay ciidamada ula dhaqmeen
Sidoo kale afhayeenka xisbiga wada...
Thursday, November 28, 2019
« Previous Page — Next Page »