-
Ergayga Midowga Yurub Ee Geeska Afrika Oo Ka Hadlay Somaliland Iyo Talada Uu U Soo Jeediyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ergayga Midowga Yurub ee gobalka Geeska Afrika Mr. Alex Rondos, ayaa ka hadlay Somaliland iyo sida ay ugu guulaysan karto halgankeeda.
Danjire Alex oo toddobaadkan hadal ka jeediyay xarunta Wilson Cen...
Saturday, November 30, 2019
-
“Cabdirashiid Riyo-Raac Xaaraan Baa Lagu Doortay’ Xubintii Xisbiga Ucid U Matalayey Komishanka Cusub Oo Fashiliyay Shirqool Loogu Cumaamaday Gudoomiye Uu Gacan Ku Rimisa Ku Tilmaamay”Daawo Warbixin Muuqal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Cabdirashiid Riyo-Raac Xaaraan Baa Lagu Doortay' Xubintii Xisbiga Ucid U Matalayey Komishanka Cusub Oo Fashiliyay Shirqool Loogu Cumaamaday Gudoomiye Uu Gacan Ku Rimisa Ku Tilmaamay"Daawo Warbixin Muuqa...
Saturday, November 30, 2019
-
Mo Faarax Oo Dib Ugu Soo Laabtay Tartan Uu Hore Uga Fadhiistay!
London(Berberatoday.com)-Orodyahanka afarta jeer ku guuleystay horyaalnimada ciyaarada Olympic-da, Mo Faarax ayaa difaacan doona billaddiisa orordka 10,000m(tobanka kun ee mitir), marka uu ka qeyb galo tartanka Tokyo Olympics ee l...
Saturday, November 30, 2019
-
Daawo Muuqalka”Mayerka Berbera Iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Siwada Jira Udhagax Dhigay Dhismaha Jid Laamiya Oo Xaafada Burca Sheekh Dhexmari Doona
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mayerka Berbera Iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Siwada Jira Udhagax Dhigay Dhismaha Jid Laamiya Oo Xaafada Burca Sheekh Dhexmari Doona
https://youtu.be/DU88tPxTyZ8
...
Saturday, November 30, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xogo Ku Saabsan Kulanka Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Culimada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xogo Ku Saabsan Kulanka Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Culimada
https://youtu.be/-EJIPRZKo-U
Berberatoday.com...
Saturday, November 30, 2019
-
Cabdirashiid Riyo Raac Oo Ahaa Xubintii Muranka Badan Dhalisay Oo Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Loo Doortay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida cusub ee doorashooyinka Somaliland ayaa Guddoomiye u doortay Cabdirashiid Riyo-raac fadhi ay maanta yeeaheen.
Cabdirashiid ayaa ahaa xubinta ay sida weyn uga soo horjeedeen xisbiyada mucaaradk...
Saturday, November 30, 2019
-
Wargayska Capital Oo Sheegay Inay Somaliland Ku Taamaysa Boqolkiiba Soddon Baddeecadaha Kontiinarrada Itoobiya Kasoo Degaan Dekeda Berbera.
Adis-Ababa(Berberatoday.com)-Jamhuuriyadda Somaliland ayaa doonaysa in Boqolkiiba Soddon Shixnadaha Kontiinarrada Itoobiya ay ka soo degaan dekedda Bebera, iyadoo uu kala badh wejigii hore ee Casriyeynta Dekeddu Dhammaatay.
Wak...
Saturday, November 30, 2019
-
Putland”Taliye Ciidan Oo Kawaramay Haweenay Uu Guursaday Oo Si Badheedha Uqaadsiisay Cudurka HIV Aids
Garowe(Berberatoday.com)-Putland"Taliye Ciidan Oo Kawaramay Haweenay Uu Guursaday Oo Si Badheedha Uqaadsiisay Cudurka HIV Aids
https://youtu.be/zB3P8z_zScs?t=1431
...
Friday, November 29, 2019
-
Kooxda Kubada Cagta Ee Arsenal Oo Shaqadii Ka Eriday Toobabare Unai Emery
London(Berberatoday.com)-Arsenal ayaa si rasmi ah shaqada uga ceydhisay macallinka reer Spain ee Unai Emery, sababa la xidhidha natiijooyinka xun ay kooxda la kulantay xilliyadii lasoo dhaafay.
Macalinka reer Spai...
Friday, November 29, 2019
-
Trump Oo Booqasho Lama Filaan Ah Ku Tegay Mid Kamid Ah Dalalka Ugu Khatarta Badan Caalamka+Daawo Sawiro
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump ayaa booqasho aan la shaacinin ugu tegay ciidamada Mareykanka ee jooga dalka Afghanistan.
Madaxaweyne Trump ayaa sheegay in wadahadal uu u socdo kooxda Taliban i...
Friday, November 29, 2019
« Previous Page — Next Page »