-
“Waxaad Bilaabaysaan Jidka Ah Aniga Naftaydu Waa Inay Ilaalisaa Qaranka Iyo Danihiisa”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa deegaanka Darar-weyne ee duleedka magaalada Hargeysa ka daah-furay mashruuc ballaadhan oo lagu tabobarayo dufcaddii ugu horray...
Friday, November 22, 2019
-
Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Digniin Adag Ka Soo Saartay Culimo Khilaafkooda Bulshadu Dareentay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa digniin adag u dirtay Culimo baraha bulshada khilaafkooda laga dareemay, isla markaana jawaabo iyo dalabyo isaga gudbiyeen facebook-yada.
...
Friday, November 22, 2019
-
Daawo Muuqalka”Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaad Oo La Weydiiyay Sababta Cisbataalka Burco Wasaaradu Ugu Keeni Weyda Gaadiid Amblance Ah Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay
Burco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaad Oo La Weydiiyay Sababta Cisbataalka Burco Wasaaradu Ugu Keeni Weyda Gaadiid Amblance Ah Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay
https://youtu.be/6WNoXDJ...
Thursday, November 21, 2019
-
Daawo Muuqalka”Siyaasiyada Rooda Cabdi Muuse Oo Katirsan Xisbiga Kulmiye Oo Sheegtay In Xisbiga Waddani Xaq Uleeyahay Inuu Iu Soo Bax Iyo Mudaharaad Salmiya Sameeyo Iyo Hadal;kii Buurmadaw Oo Ay Ka Jawaabtay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Siyaasiyada Rooda Cabdi Muuse Oo Katirsan Xisbiga Kulmiye Oo Sheegtay In Xisbiga Waddani Xaq Uleeyahay Inuu Iu Soo Bax Iyo Mudaharaad Salmiya Sameeyo Iyo Hadal;kii Buurmadaw Oo Ay Ka Jawaa...
Thursday, November 21, 2019
-
Xildhibaan Nacnac Oo Ka Jawaabay Hadalka Boqor Buurmadoow
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Boqor Buurmadaw.
Xildhiba...
Thursday, November 21, 2019
-
Daawo Muuqalka”Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ka Dooday Laba Xeer Oo Muhiim Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ka Dooday Laba Xeer Oo Muhiim Ah
https://youtu.be/yZh6IyuiuSs
Berberatoday.com...
Thursday, November 21, 2019
-
Ergada Dhexdhexaadinta Oo La Filayo Inay Maanta La Kulmaan Madaxweyne Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ergada Madaxweyne Biixi iyo xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ka dhex waday dhexdhexaadinta iyo isu soo dhawaynta ayaan weli ku guulaysan inay la kulmaan Madaxweyne Biixi.
Ergada ayaa rajo wanaagsan ku...
Thursday, November 21, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wiil Somaliya Oo Jidadka Dalka Jarmalka Si Cajiib Ah Dadka Ugu Maaweeliya Iyo Xarfadaha Uu Sameynayo Oo Khatara
Frankfurt(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wiil Somaliya Oo Jidadka Dalka Jarmalka Si Cajiib Ah Dadka Ugu Maaweeliya Iyo Xarfadaha Uu Sameynayo Oo Khatara
https://youtu.be/XN-fk8Jso6I?t=6
...
Thursday, November 21, 2019
-
Daawo Muuqalka”Taliyaha Ciidanka Qaranka Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ujeediyay Saraakiisha Tababarka Loo Furay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Taliyaha Ciidanka Qaranka Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ujeediyay Saraakiisha Tababarka Loo Furay.
https://youtu.be/vNy9Fz7x268
B...
Thursday, November 21, 2019
-
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Magacaabay Xubno Cusub Uu ka Mid Yahay Muj Abiib Diiriye Nuur.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro ayaa magacaabay xilal cusub isagoo muj abiib diiriye nuur abiib tima cad) umagacabay in uu kamid noqdo hogaanka sare ee xisbiga
Halka u...
Thursday, November 21, 2019
« Previous Page — Next Page »