-
Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Ergada Isxilqaantay Ugu Tagtay Masuuliyiinta Xisbiga Waddani?Akhriso
Haregeysa(Berberatoday.com)-Kulan ay Hargeysa kula yeesheen labada xisbi guddida dhexdhexdaainta mucaaradka iyo xukuumadda ayaa laysla afgartay.
1. Waxaa la isla qiray, in khalad ay ahayd in Xisbiga Waddani loo diido isku soo b...
Tuesday, November 19, 2019
-
”Madaxweyne Sawnigii Shaanida Qarxin Jirnay Ee Buraha Geli Jirnay ..”Mujaahid Xassan Guure Jaamac”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-”Madaxweyne Sawnigii Shaanida Qarxin Jirnay Ee Buraha Geli Jirnay ..”Mujaahid Xassan Guure Jaamac"Daawo Muuqal
https://youtu.be/uEvKqylccns
&nb...
Tuesday, November 19, 2019
-
“Ciidankeena Boolisku Waxay Ku Gafeen Qodobka 8aad Ee Xeer Nidaamka Ururada Siyasada Iyo Ansixinta Axsabta Qaran No.14 Hadii Sharcigu Shaqeynayo Boolisku Maxkamad Ayay Ku Mutaysan Lahaayeen”Garyaqaan Sciid Geeljire
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan Siciid Geeljire oo kamida Garyaqaanada Somaliland ayaa soo bandhigay sharciyada iyo Xeerar uu sheegay inay Ciidamada Booliska Somaliland Jabiyeen markii ay la wareegeen Xarunta Xisbiga Waddani ...
Monday, November 18, 2019
-
“Madaxweyne Mudaharaad Wax Ka Weyn Sownigii Sameyn Jirnay Ee Shaanida Qarxin Jirnay , Madaxweyne Ficiltama Waa Ayaan Daro …” Mujaahi Xassan Guure Jaamac Oo Dhaliilo Hogaaminta Madaxweyne Muuse Biixi”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Mudaharaad Wax Ka Weyn Sownigii Sameyn Jirnay Ee Shaanida Qarxin Jirnay , Madaxweyne Ficil tama waa ayaan daro ..." Muj Xassan Guure ayaa dhaliilo xoogan u jeediyey hogaaminta madaxweyne Muuse...
Monday, November 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Gobolka Togdheer Oo Mudaharaad Iclaamiyay
Burco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Gobolka Togdheer Oo Mudaharaad Iclaamiyay
https://youtu.be/Vlu8iplEBr4?t=87
Berberatoday.com...
Monday, November 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Sheekh Saleebaan Siciid Cali Oo Isu Soobax Xafiiska Xisbiga Ku Qabsooma Ku Baaqay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Sheekh Saleebaan Siciid Cali Oo Isu Soobax Xafiiska Xisbiga Ku Qabsooma Ku Baaqay
https://youtu.be/p8sQS6YXtcU?t=2
&n...
Monday, November 18, 2019
-
“Ciro Xarunta Halaysugu Yimaado Oo Kaliya Ayuu Yidhiye Anagu Xiligaan Kulmiye Ahayn Basas Ayaanu Shanta Xaafadood Ee Hargeysa Udiri Jirnay Kasoo Gura Dadka Markaa Waxa Xisbiga Waddani Waa Sharcidaro Iyo Khalad Uu Muuse Ku Kacay”Jaamac Shabeel”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Ciro Xarunta Halaysugu Yimaado Oo Kaliya Ayuu Yidhiye Anagu Xiligaan Kulmiye Ahayn Basas Ayaanu Shanta Xaafadood Ee Hargeysa Udiri Jirnay Kasoo Gura Dadka Markaa Waxa Xisbiga Waddani Waa Sharcidaro Iyo ...
Monday, November 18, 2019
-
Ciidankii Ilaalada U Ahaa Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Xukumadu Ka Qaaday
Hargeysa(Berberatoday.com)-War Hadda Soo Gaadhay Warbaahinta ayaa sheegaya in Xukumada Somaliland ka qaaday Ilaaladii Ugaarka ahayd Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro waxaana la sheegay in Ciidanka a...
Monday, November 18, 2019
-
Xarunta Xuquuqal Insaanku Oo Canbaaraysay Xadhiga Siyaasiyiinta Mucaaradka Ah Iyo Suxufiyiinta Xukumada Muuse Biixi Xidhxidhay
Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay canbaaraynaysaa xadhiga siyaasiyiinta mucaaradka ah iyo suxufiyiinta
Habeenkii Isniintu soo galaysay ee 17 November 2019, waxa Booliiska Somaliland xidheen laba hogaamiye oo ka tirsan xisbiga muca...
Monday, November 18, 2019
-
Hogaamiye Xirsi Iyo Ciidamada Boolis Oo Fagaare Iska Helay Iyo Siday Uqaabileen!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaamiye Xirsi Iyo Ciidamada Boolis Oo Fagaare Iska Helay Iyo Siday Uqaabileen!
Berberatoday.com...
Monday, November 18, 2019
« Previous Page — Next Page »