-
War Deg Deg Ah”Xukumada Somaliland Oo XayiraadKusoo Rogtay Tv HCTV Iyo Tafatirihii Guud Oo Xabsiga Loo Taxaabay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa Xayiraad saartay telefishanka Horn Cable Tv, Waxaana Xabsiga loo taxaabay Tafafiraha Telefishanka C/qaadir Coday.
Xayiraada Telefishanka waxa noo xaqiijiyay Wasiirka Wasaarad...
Monday, November 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Taageerayaasha Xisbiga Waddani Uu Hogaamiyo Cabdiraxmaan Ciro Oo Isu Soo Bax Balaadhan Hargeysa Ku Sameeyay Si Xoog Ahna Ku Galay Xarunta Guud Ee Xisbiga Oo Ciidamo Haysteen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Taageerayaasha Xisbiga Waddani Uu Hogaamiyo Cabdiraxmaan Ciro Oo Isu Soo Bax Balaadhan Hargeysa Kun Sameeyay Si Xoog Ahna Ku Galay Xarunta Guud Ee Xisbiga Oo Ciidamo Haysteen
https://yo...
Monday, November 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Canbaareeyay Xadhiga Masuuliyiinta Xisbiga Wadani,Kana Hadlay Kulan Ay Wada Yeesheen Madaxwayne Muuse Biixi! “
“Maaha In Ay Xukuumadu Dadka Xidh Xidho Oo Ay Shacabka Kiciso,Dawladana Waxaan Leenahay Idinku Mushkilad Ha Abuurina”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal Cali waraabe ...
Monday, November 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha ONLF Oo La Layeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Iyo Waxa Uu Ka Yidhi Shirkii Goday Uga Qabsoomay! J
Jigjiga(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha jabhada ONLF Ayaa ka warbixiyay waxyaabaha shirkii ay goday ku qabsadeen kaga duwanyahay shirarkii ay hore uqabsan jireen iyadoo mudo dheer kadib ay ahayd markii uhoraysay ee lagu qabto gudaha...
Monday, November 18, 2019
-
Xoghayihii Guud Ee Xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi Iyo Afhayenkii Xisbigaas Oo Xukumadu Xabsiga Utaxaabtay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Somaliland oo fulinaya amar kasoo baxay Madaxtooyada ayaa Xabsiga Utaxaabay xubno kamida masuuliyiinta xisbiga waddani kuwaas oo kala ah Xoghayihii Guud ee Xisbiga Waddani Khadar Xusee...
Monday, November 18, 2019
-
Golaha Amaanka Oo Cuna-qabatayta Hubka Ee Somaliya Ku Daray Mamnuucida Walxaha Qaraxyada Laga Sameeyo!
New York(Berberatoday.com)-Golaha Amaanka ee Jimciyada Quruumaha Ka-dhaxaysa ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada New York waxa ay dood adag ka yeesheen qaraar ay soo gudbisay dowladda Britain oo la xidhiidhay cunaqabateynta hubka ...
Monday, November 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Afhayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun Oo Cadeeyay In Ciidamo Tira Badani La wareegeen Xaruntii Xisbigooda Taageerayaashana Ku Adkeeyay In Balankii Sidii Hore Yahay Oo laysu soo Bixi Doono
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Afhayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun Oo Cadeeyay In Ciidamo Tira Badani La wareegeen Xaruntii Xisbigooda Taageerayaashana Ku Adkeeyay In Balankii Sidii Hore Yahay Oo laysu soo ...
Sunday, November 17, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xeer Ilaaliyihii Guud Ee Maxkamada Sare Ee Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Iscasilay Maamulka Putland Na Isu Dhiibay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xeer Ilaaliyihii Guud Ee Maxkamada Sare Ee Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Iscasilay Maamulka Putland Na Isu Dhiibay
https://youtu.be/iDQ-aoudvTg?t=5
&n...
Sunday, November 17, 2019
-
“Yeelimayno Mudaharaad Uu Soo Abaabulay Nin Caruurtiisii Yurub Geystay Oo Dadka Dalka Wada Dagan Ee Nabada Ku Wada Nool Fidmo Dhex Dhigo”Taliyaha Booliska Somaliland Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Yeelimayno Mudaharaad Uu Soo Abaabulay Nin Caruurtiisii Yurub Geystay Oo Dadka Dalka Wada Dagan Ee Nabada Ku Wada Nool Fidmo Dhex Dhigo"Taliyaha Booliska Somaliland Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale"Daawo ...
Sunday, November 17, 2019
-
Daawo Muuqalka”Afhayeenka Madaxtooyada Oo U Jawaabey Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Afhayeenka Madaxtooyada Oo U Jawaabey Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro
https://youtu.be/xCNKl5lLkqY
Berberatoday.com...
Sunday, November 17, 2019
« Previous Page — Next Page »