-
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Xaalada Jabhada Suldaan Wabar Iyo Awaamiir Culus Oo La Dul Dhigay!
Borama(BErberatoday.com)-Guud ahaan Xaalada gobolka awdal oo ah wakhti xaadirkan mid degan, ayaa haddana wali waxaan jira dhaqdhaqaaq ilaa maalintii shalay ka socoday galbeedka magaalada borama oo ay ku sugnaayeen jabhada suldaan ...
Sunday, November 17, 2019
-
Muddo Kordhin Intee Leeg Ayaa La Filayaa In Loo Kordhiyo Golaha Wakiiladda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha guurtida ayaa xaqiijiyay in ay soo gaadhay qoraal lagaga dalbanayo in mudo kordhin loo sameeyo golaha wakiilada Somaliland markii shanaad taasi oo katimid sida sharciga madaxwaynaha So...
Sunday, November 17, 2019
-
Xildhibaan Guurti Ah Oo Xukuumadda Iyo Mucaaradka Ugu Baaqay Inay Xaliyaan Khilaafka Taagan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Saleebaan Garas Seed, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida, ayaa ka hadlay xaalada uu dalku marayo.
Xildhibaan Saleebaan Garas Seed, oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu ho...
Saturday, November 16, 2019
-
War-saxaafadeed Ururada Madaxa-baan Oo War-saxaafadeed Kasoo Saaray Muranka Gudida Doorashooyinka
War-saxaafadeed
Ururada madaxa-baan oo war-saxaafadeed ka soo saaray muranka gudida doorashooyinka
Is-bahaysiga Ururada Madaxa-banaan ee Somaliland (ISCO Somaliland) waxaay si dhow ula socotay geediga doorashooyinka Somaliland...
Saturday, November 16, 2019
-
Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Xilal Umagaacay Masuuliyiin Ay Kujiraan Cabdalle Sandheer Iyo Cabdillahi Geeljire
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Xilal Umagaacay Masuuliyiin Ay Kujiraan Cabdalle Sandheer Iyo Cabdillahi Geeljire
Berberatoday.com...
Saturday, November 16, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yuusuf Oo Ah Gudoomiyaha Gudida Arimaha Bulshada Golaha Deegaanka Berbera Oo Kawaramay Horumarka Gobolka Saaxil Ka Hirgalay Una Jawaabay Siyaasiyiin Reer Saaxil Ah Oo Xukumada Dhaliilo Culus Ujeediyay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yuusuf Oo Ah Gudoomiyaha Gudida Arimaha Bulshada Golaha Deegaanka Berbera Oo Kawaramay Horumarka Gobolka Saaxil Ka Hirgalay Una Jawaabay Siyaasiyiin Re...
Saturday, November 16, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Difaacay Kominshanka Cusub Xisbiyada Mucaaradkana Ujwaabay Farmaajaha Xamarna Uhanjabay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Muuse Biixi Oo Difaacay Kominshanka Cusub Xisbiyada Mucaaradkana Ujwaabay Farmaajaha Xamarna Uhanjabay
"Maalmahan Waxaad Maqlayseen Sawaxan Badan Oo Xisbiyada Mucaaradka Ah K...
Saturday, November 16, 2019
-
Daawo Muuqalka”Golaha Guurtida Oo Loo Gudbiyey Muddo Kordhintii Golaha Wakiilada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Golaha Guurtida Oo Loo Gudbiyey Muddo Kordhintii Golaha Wakiilada
https://youtu.be/8owKrD6eawY?t=56
Berberatoday.com...
Saturday, November 16, 2019
-
Maamulka Puntland Oo Sheegtay Inay Tallaabo Ka Qaadayaan Universal Tv
Garowe(Berberatoday.com)-Wasiirka Warfaafinta maamul gobolleedka Puntland, Cali Xassan Axmed Sabareey oo ka hadlay barnaamij ka baxay telefishinka Universal oo lagu dhaliilay xukuumadda Madaxwayne Deni.
Barnaamijkan oo uu tabin...
Friday, November 15, 2019
-
Sheekh Saleeban Siciid Cali Oo Xukumadu Ka Joojisay Inuu Saladaha Tujiyo Masaajida Berbera Iyo Salaadaha Ciidaha Iyo Qodobada Loo Cuskaday Oo Wasaarada Diinta Iyo Awqaaftu Sheegtay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukumada Somaliland ayaa Sheekh Saleebaan Siciid Cali Ka Joojisay inuu salaadaha ku tujiyo Masaajida Berbera khudbado diiniyana ka galo gaar ahaan waxa sheekha laga joojiyay Masjidka Khaalid Binu Walii...
Friday, November 15, 2019
« Previous Page — Next Page »