-
Daawo Muuqalka”Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Oo Ku Baaqay in Gargaar Loo Fidiyo Shacabka Baladwayne
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Oo Ku Baaqay in Gargaar Loo Fidiyo Shacabka Baladwayne
https://youtu.be/Gyw2uMf2J9E
Berberatoday.com...
Friday, November 1, 2019
-
Daawo Muuqalka”Odayaal Sheegay In Dhulkaa Laysku Haysto Uu Lahaa Madaxweyne Muuse Biixi Aabihii
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Odayaal Sheegay In Dhulkaa Laysku Haysto Uu Lahaa Madaxweyne Muuse Biixi Aabihii
https://youtu.be/GBnmev6BXyM
Berberatoday.com...
Friday, November 1, 2019
-
“In Madaxtooyooyin La Dhiso Waxa Ka Muhiimsan In Dhakhtaro Dowladu Leedahay La Dhiso”Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax”Daawo Muuqal
hargeysa(Berberatoday.com)--Abwaan Xasan dhuxul laabsaalax oo kamid hormuud abwaanada dadyar ee gayiga somalida mudooyinkii udanbeeyay khudbado dhaxal gal ah ka jeedinayay xafladaha qalin jabinta jaamacadaha kuyaala caasimadaha ji...
Thursday, October 31, 2019
-
Daawo Muuqalka”Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyay In Aanu Doorasho Dalka Qabsoonta Diyaar U Ahayn.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo kamid ah Siyaasiyiinta reer somaliland ee inta badan ka hadla xaalada dalka ayaa ka dayriyay in aanu suurto gal ahayn in dalka doorasho ka qabsoonta
Siyaasi rashiid jaa...
Thursday, October 31, 2019
-
Daawo Muuqalka”Maareyihii Hore Ee Haamaha Keydka Shiidaalka Sheekh Saleeban Siciid Cali Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ku Canaantay Wax Ka Qabasho La,aanta Jabhada Dalka Darafyadiisa Ka Dilaacay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maareyihii Hore Ee Haamaha Keydka Shiidaalka Sheekh Saleeban Siciid Cali Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ku Canaantay Wax Ka Qabasho La,aanta Jabhada Dalka Darafyadiisa Ka Dilaacay
https://you...
Thursday, October 31, 2019
-
Daawo Muuqalka”Dawladda Itoobiya Oo Isbedel Ku Samaysay Siyaasadeedii Arrimaha Dibadda Iyo Saamaynta Ay Ku Yeelan Karto Somaliland
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in la dhammaystiray isbedel lagu sameeyay siyaasadda arrimaha dibadda ee Itoobiya. Sidaas waxa sheegay afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda dalkaas Nebiat Getach...
Thursday, October 31, 2019
-
Facebook Oo Hawada Ka Saaray Boggag Ruush Ah Oo Marin Habaabinayay Dadka Afrika
USA(Berberatoday.com)-Shirkadda Facebook waxay sheegtay inay hawada ka saartay boggag lala xiriirinayo in laga leeyahay Ruushka kuwaas oo marin habaabinayay dadka ku nool siddeed dal oo Afrikaan ah.
“Inkasta oo dadkan iska la...
Thursday, October 31, 2019
-
Dad Badan Oo Ku Dhintay Tareen Ku Qarxay Pakistan
Karchi(Berberatoday.com)-Ugu yaraan 65 qof ayaa geeriyooday, tobaneeyo kalena waa dhaawac, kadib markii ay maanta qarxeen burjikooyin gaas ah oo dul saarnaa tareen ay ka buuxaan xujaaj reer Pakistan ah.
Shilkan ayaa dhacay xill...
Thursday, October 31, 2019
-
Daawo Muuqalka”Masuul Katirsan Xisbiga Waddani Oo War Ka Sheegay Weerarkii Borama Ka Dhacay
(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Masuul Katirsan Xisbiga Waddani Oo War Ka Sheegay Weerarkii Borama Ka Dhacay
https://youtu.be/SpPcJ52RP-0
Berberatoday.com...
Thursday, October 31, 2019
-
Xoghayihii Caafimaadka Ee Xisbiga Waddani Oo Is Casishay
Berbera(Berberatoday.com)-Xoghayaha caafimaadka ee xisbiga Waddani Marwo Saado Jaamac Aadan ayaa sheegtay inay iska casishay xilkii xisbiga Waddani.
Marwo Saado oo u warantay Telefishanka Sahan, waxay sheegtay inay martay jidki...
Thursday, October 31, 2019
« Previous Page — Next Page »