-
Daawo Muuqalka”Cabashadii Dadka Danyarta Ah Ee Qoyska Madaxweynuhu Dhulkay Daganaayeen Kuhaystaan Oo Weli Taagan Iyo Madaxweynaha Oo Dhegaha Ka Furaystay Dhawaaqooda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Cabashadii Dadka Danyarta Ah Ee Qoyska Madaxweynuhu Dhulkay Daganaayeen Kuhaystaan Oo Weli Taagan Iyo Madaxweynaha Oo Dhegaha Ka Furaystay Dhawaaqooda
https://youtu.be/jWd5jcJ...
Wednesday, October 30, 2019
-
Daawo Muuqalka”Masuul KatirsanXisbiga Ucid Oo Xukumada Ku Eedeeyay Caafimaad Darada Dalka Ka Jirta Iyo Wasiir Xukumada Katirsan Oo Ka Jawaabay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Masuul KatirsanXisbiga Ucid Oo Xukumada Ku Eedeeyay Caafimaad Darada Dalka Ka Jirta Iyo Wasiir Xukumada Katirsan Oo Ka Jawaabay
https://youtu.be/eGpcPMHgmIY?t=276
...
Wednesday, October 30, 2019
-
Turkey Oo U Yeedhay Safiirka Mareykanka Ee Ankara
Ankara(Berberatoday.com)-Turkey ayaa maanta u yeertay safiirka Mareykanka ee Ankara sababo la xiriira qaraar uu meel-mariyey Aqalka Wakiilada Mareykanka oo si rasmi ah u aqoonsaday “xasuuqii Armenia”.
Saraakiil ka tirsan wa...
Wednesday, October 30, 2019
-
Dawladda Itoobiya Oo Qabatay Laba Ka Mid Ah Dablaydii Soo Weerartay Saldhiga Boorama
Borama(Berberatodfay.com)-Dawladda Itoobiya ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigtay laba ka mid ah dablaydii habeen hore salaadii subax weerartay saldhiga degmada Borama ee gobalka Awdal. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay ilo...
Wednesday, October 30, 2019
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-furay Mashruuc Ballaadhan Oo Koronto Lagaga Dhalinayo Tamarta Cadceedda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah xadhigga uga jaray mashruuc ballaadhan oo ay leedahay shirkadda SOMPOWER, kaas oo koronto lagaga dhalinayo tamarta...
Wednesday, October 30, 2019
-
Daawo Muuqalka”Haayada Aafooyinka Dabiiciga Ah Ee Somaliland Oo Digniin Ka Soo Saartey Duufaan La Saadaliyay Inay Soo Socoto
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Haayada Aafooyinka Dabiiciga Ah Ee Somaliland Oo Digniin Ka Soo Saartey Duufaan La Saadaliyay Inay Soo Socoto
https://youtu.be/t3ccxwSScg8
&nb...
Wednesday, October 30, 2019
-
“Kalsoonida Adiga Iyo Shacabkaaga Ayaa Ah Waxa Kuu Saamaxaya Inaad Guulaysato, Haddii Aanad Haysan Quluubtooda, Waxba Ma Haysid”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka Somaliland ku ammaanay sida ay ciidamada ammaanka ugala shaqeeyaan arrimaha nabadgelyada, waxaanu sheegay inaanay awooda ciidamadu noqoteen wax ku ool ha...
Tuesday, October 29, 2019
-
Cristiano Ronaldo Oo Sheegay Inuu Ka Faaiiday Ficiltankii Uu Kula Jiray Lionel Messi
Roma(Berberatoday.com)-Xiddiga kooxda Juventus ee Cristaino Ronaldo ayaa xaqiijiyay in tartankii adkaa ee ballaadhnaa ee uu la galay kabtanka Argentina ee Lionel Messi uu si weyn kaga faa’iideystay, isla markaana ay ka dhigtay i...
Tuesday, October 29, 2019
-
Duuliyeyaal Diyaaradeed Oo Dhacdo Yaab Leh Ku Sameeyey Rakaab
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mid ka mid ah shaqaalaha shirkadda diyaaradaha ee Southwest Airlines ee dalka Mareykanka, ayaa dacwad u gudbisay maxkamad iyadoo laba duuliye ku eedeysay in ay toos u daawanayeen dadkii isticmaalayay suu...
Tuesday, October 29, 2019
-
Halkuu Ka Taagnaa Maraxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal In Tolkii Hantida Qaranka Qaataan Ama La Siiyo”Akhriso Qiso Layaable Oo Arintaas La Xidhiidha
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warqadani Waxa Qoray Madaxweyne Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Isaga aoo Haayadaha Sharciga Ku Amraya In Inaadeerkii Weli Daa.uud Cigaal Laga Joojiyo Lagana Cancelo Guri Dawladeed Oo Lasiiyay Uu K...
Tuesday, October 29, 2019
« Previous Page — Next Page »