|
Warar
-
Daawo Muuqalka”Musharax Gole Wakiileed Cabdillahi Cumar Xuseen(Shaqale)Oo Agab Ciyaareed Gudoonsiiyay Wasaraada Waxbarashada Gobolka Saaxil
Berbera(Berberatoday.com)-Musharax Gole Wakiileed Cabdillahi Cumar Xuseen Shaqale oo kamida Musharixiinta kuraasta Golaha Wakiilada Gobolka Saaxil islamarkaana ah Qurba Joog ayaa maanta agab Ciyaareed oo ay soo bixiyeen Ururka Buy...
Tuesday, October 29, 2019
-
Daawo Muuqalka”Warbixin Laga Sameeyay 11 Sano Guuradii Kasoo Wareegtay Weeraradii Argagixisada Ee Hargeysa Ka Dhacay 28.10.2008.
Marks the 11th Anniversary of Hargeisa Terror Attacks that killed Nearly 30 People In 28th-Oct-2008.
CBA_TV special report looks back on how triple attacks happened & lessons learned.
Warbixin soo koobaysa 11sano Guurada...
Tuesday, October 29, 2019
-
Daawo Muuqalka”Milicsiga Madaxwayne Daahir Riyaale Iyo Khudbadihiisi Rajada Shacabka Ee Marsada Berbera. “
“Dekeda Berbera Sidaad Og Tihiinba Waa Hooyada Somaliland, La,aanteedna Waxba May Suurto Galeen”,Ex Madaxwayne Daahir Riyaale".
Hargaysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynihii hore ee somaliland Dahir Riyaale Kaahin iyo xusuusta khu...
Tuesday, October 29, 2019
-
Halkan Ka Daawo Muuqalka”Suldaan Abubakar Cilmi Wabar Oo hadlay Weerarkii Saldhiga Borama Ee Saakana Sheegtay
Borama(Berberatoday.com)-Halkan Ka Daawo Muuqalka"Suldaan Abubakar Cilmi Wabar Oo hadlay Weerarkii Saldhiga Borama Ee Saakana Sheegtay
https://youtu.be/WzFloTPsLgA?t=16
Berberatoday.co...
Monday, October 28, 2019
-
Daawo Muuqalka”Taliska Ciidamada Booliska Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Weerar Saaka Ka Dhacay Magaalada Boorama Iyo Cida Soo Weerartay.
Borama(Berberatoday.com)-Ciidamada boolis Somaliland ee gobolka awdal ayaa ka hadlay weerar saaka waabarigii lagu soo qaaday gudaha magaalada boorama akaasi oo ay soo qaadeen kooxda suldaan wabarka Somaliland ka falaagoobay
HAL...
Monday, October 28, 2019
-
Daawo Muuqalka”Muuqaalka Ciidanka Taraafikada Oo Fal Foolxun Kula Kacay Abwaan Weedhsame Iyo Sidii Wax Udhaceen!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil(Weedhsame) oo kamid ah Hormuudka hal Abuurka Dadayarta ee reer somaliland ayaa waxaa fal fool xun kula kacay qarkamida ciidan nabadgalyada wadooyinka oo si badheedh ah gac...
Monday, October 28, 2019
-
Laascaanood Oo Markii Ugu Horeysay Lagu Qabanaayo Bandhiga Buugaagta
Laascaanood(Berberatoday.com)-Hay,adda SVO (Steadfast Voluntary Organization) Oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Sool iyo kan degmada Laascaanood ayaa si rasmi ah u shaaciyey in markii ugu horaysay magaalada lagu qaban doono 10 Dec...
Monday, October 28, 2019
-
Madaxii Laanta Afsomaliga Ee BBC-da Cabdillahi Cabdi Sheekh Oo Iscasilay Iyo Idaacada Oo War Kasoo Saartay
Nairobi(Berberatoday.com)-Tifatiriha laanta afka Soomaaliga ee BBC, Cabdullahi Cabdi Sheekh, ayaa is casilay, kaas oo ku yimid go’aan uu isaga qaatay.
Rachael Akidi Okwir, oo ah madaxa laamaha bariga Afrika ayaa tiri, “...
Monday, October 28, 2019
-
“Suxufiyiinta Xamar Tagay Waxay Sheegeen Waxba Kama Jiraan,”Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto ayaa si aan ka fiirsi lahayn udadefeeyay Cadaalada darada iyo awood sheegasho sharci oo Suxufiyiinta Shabakada hadhwanaagnews Muqdish...
Monday, October 28, 2019
-
“Waxaanu Leenahay Talada Ku Soo Celiya Dadkii Ehelka U Ahaa..,”Siyaasi Ramaax Cali Hayste Oo Xukumada Ku Dhaliilay Nabad Galiyo Daro Uu Sheegay Inay Somaliland Ka Jirto”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Waxaanu Leenahay Talada Ku Soo Celiya Dadkii Ehelka U Ahaa..,”Siyaasi Ramaax Cali Hayste Oo Xukumada Ku Dhaliilay Nabad Galiyo Daro Uu Sheegay Inay Somaliland Ka Jirto"Daawo Muuqal
https://youtu....
Monday, October 28, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|