|
Warar
-
“Haday Taladu Inaga Qaloocato Ka Ku Fadhiyaana Ku Fadhiyi Maayo Ka Kusoo Socdaana Waxba Kusoo Gaadhi Maayo”Sheekh Axmed Iid, “
“Dadka Umada U Horjooga Ah, Waxaan Leeyahay Umada Aad Horjoogaha U Tihiin Ilaahay Kaga Baqda”Sheekh Axmed Iid.
Hargaysa(Berberatoday.com)-Imaamka Masjidka Daarul iimaan sheekh axmed iid ee xaafada jig jiga yar ee magaalada ...
Sunday, October 27, 2019
-
Daawo Muuqalka”Mujaahidiinta Arab Ah Oo Madaxweyne Biixi U Hanjabey , Gudoomiye Ciro-na Taageeray ” Ila Meereyso Socon Meyso
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah mujaahidiintii Ururkii SNM ayaa waxaa ay eedeymo iyo hanjabaado isku lamaan ay u jeediyeen madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay sheegen in aanu diyaar u aheyn in uu dalka do...
Sunday, October 27, 2019
-
Daawo Muuqalka”Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir Oo Cuqubada Ay Leedahay Xoolaha Umadda Oo La Cuno Muxaadaro Ka Qabtay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir Oo Cuqubada Ay Leedahay Xoolaha Umadda Oo La Cuno Muxaadaro Ka Qabtay
https://youtu.be/ONBR72cNjNw?t=105
&nb...
Saturday, October 26, 2019
-
“Dawladda Hoose Waxa La Igu Maagaa Sawir Uun Baad Ku Wada Jirtaan, Dadkuna Way Ka Cabanayaane Labadaas Isku Heli Maysaan, Haddaydaan Magaalada Waxba Ka Qabanayn….”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi”Daawo Muuqal
"Dawladda Hoose Waxa La Igu Maagaa Sawir Uun Baad Ku Wada Jirtaan, Dadkuna Way Ka Cabanayaane Labadaas Isku Heli Maysaan, Haddaydaan Magaalada Waxba Ka Qabanayn...."Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi"Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoda...
Saturday, October 26, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Dhagax-dhigay Xarunta Keydka Taariikhda Qaranka Oo Laga Binaynayo Khayriyadii Hore Ee Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo loo binaynayo xarun lagu keydin doono keydka Taariikhda qaranka, kaas oo laga hirgelin doono goo...
Saturday, October 26, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Baarlamaanka Putland Katirsan Oo Madaxweyne Siciid Denni Kaga Qeylisiiyay Su.aal Uu Weydiiyay Kadib
Bosaso(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xildhibaan Baarlamaanka Putland Katirsan Oo Madaxweyne Siciid Denni Kaga Qeylisiiyay Su.aal Uu Weydiiyay Kadib
https://youtu.be/qcI8lvCNpTQ?t=291
...
Saturday, October 26, 2019
-
“Macdanta Ummada Ka Dhexeysa Iyo Baadka Ka Baxa Baadiyaha Iyo Dhirtuba, Waa Hanti Ummadeed, Qofka Gaar U Xidhaana Waa Daalin”Sheekh Maxamed Cumar Dirir
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa bulshada uga digay halista ay leedahay in xoolaha ummada ka dhexeeya lagu xad-gudbo, taasoo maalinta qiyaame isagoo Dusha ku sida keeni doonaa, ilaahayna naf walba waxi...
Saturday, October 26, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Casri Ah Oo Loo Bineeyey Guddida Qandaraasyada Qaranka Iyo Hay’adda Udiyaargarowga Aafooyinka Iyo Keydka Raashinka
Hargeysa-(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray dhismeyaal casri ah oo xukuumaddu u dhistay guddida qandaraasyada qaranka iyo hay’adda U diyaargarowga Aa...
Saturday, October 26, 2019
-
Daawo Muuqalka”Maayarka Ceerigaabo Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Mashruuca GPLG” Oo Aan Wali Ceerigaabo Ka Hirgalin.
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Maayarka magaalada ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur ayaa ka haday sobobta aan wali ceerigaabo ka uga hirgalin mashruuca GPLG isagoo xukuumada ku dhaliilay sobobta uu uga shaqayn waayay isagoo ka...
Saturday, October 26, 2019
-
Drs Faadumo Oo Faalo Iyo Filaaqeyn Ka Bixisay Sababaha Keena In Haweenku Madhalays Noqdaan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Drs Faadumo oo kamid dhakhaatiirta ku takhasusay cudurada dumarka ayaa ka warbixisay waxyaabah keena in dumarku madhalays noqdaan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan
https://youtu.be/um...
Saturday, October 26, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|