-
Qaxoonti Lagu Addoonsaday Liibiya Oo Rwunda Lagu Qaabbilay Iyo Xaaladda Soomaaliyad Laba Bilood Jir Ah Oo Ka Mid Ah
Rwanda(Berberatoday.com)-66 Qof oo Muhaajiriin ah, ayaa gaadhay Dalka Ruwanda, kuwaas oo qaab Addoonsi ah loogu haystay Xabsiyo ku yaalla waddanka Liibiya. Waxaa dadkaa ku jira gabadh yar oo Soomaaliyeed oo muddo laba bilood ah ji...
Saturday, September 28, 2019
-
Taliska Booliska Iyo Xukuumadda Somaliland Oo Soo Bandhigay Xuur Oog Illaa Hargeysa La Soo Waday Oo Lagu Sheegay Gorgorka Dadka Cunay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliska Ciidanka Booliska Somaliland oo uu weheliyo Wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed, ayaa Warbaahinta qaarkeed u soo bandhigay Xuur ay ku sheegeen Gorgor-weynihii Dadka ku cunay deegaanno k...
Saturday, September 28, 2019
-
Daawo Muuqalka”Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xassan Oo Magac Cusub U Bixiyey Madaxweyne Muuse Biixi
Burco(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxa uu khudbad ka jeediyey furitaanka shirka golaha dhexe ee Waddaniw axaana uu madashaas magac cusub ugu bixiyey madaxweyne Muuse Biixi magacaas oo...
Saturday, September 28, 2019
-
Daawo Muuqalka”Khudbadii Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Ka Jeediyey Furitaanka Shirka Golaha Dhexe Ee Waddani Oo Ubadnayd Eedo Uu Ujeediyay Xukumada Iyo Madaxweyne Muuse Biixi
Burco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Khudbadii Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Ka Jeediyey Furitaanka Shirka Golaha Dhexe Ee Waddani Oo Ubadnayd Eedo Uu Ujeediyay Xukumada Iyo Madaxweyne Muuse Biixi
https://youtu.be/QKDD0Xg3F8c?t...
Saturday, September 28, 2019
-
”Somaliland Meel Fog Baa Laga Dooni Doonaa..” Cali Khaliif Galaydh”Daawo Muuqal
Burco(Berberatoday.com)-”Somaliland Meel Fog Baa Laga Dooni Doonaa..” Cali Khaliif Galaydh"Daawo Muuqal
https://youtu.be/XVEbEIDvhIU
Berberatoday.com...
Saturday, September 28, 2019
-
Daawo Muuqalka”Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire Oo Shaaciyey Inuu Waddani Ku Biiray
Burco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire Oo Shaaciyey Inuu Waddani Ku Biiray
https://youtu.be/qlc0PbRvXXk
Berberatoday.com...
Saturday, September 28, 2019
-
Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Lagu Eedeeyay In Uu Musuq Maasuqay Mashaariic Laga Fulinayay Gobolka Gabiley!
Gabiley(BErberatoday.com)-Wasiirka wasaarada beeraha somaliland axmed muumin seed ayaa lagu eedeeyay in uu ku kacay musuq maasuq baahsan kaasi oo uu ku sameeyay mashaariic laga fulinayay gobolka gabiley gaar ahaan mashruuca biji e...
Saturday, September 28, 2019
-
Masuul Xukuumada Somaliland Tirsan Oo Ka Horyimid Go,aankii Dawladu Ku Joojisay Muxaadiradii Sheikh Maxamed Idiris!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mareeyaha madbacada Qaran Maxamuud raage ayaa sicad u sheegay in uu khaldanaa Go,aankii xukuumadu ku joojisay muxaadiro uu magaalada hargaysa ku qab lahaa sheikh maxamed idiris oo ay joojisay isla xukuum...
Saturday, September 28, 2019
-
Daawo Muuqalka”Waraysi Lala Yeeshay Abwaan Weedhsame Iyo Sharaxaada Uu Ka Bixiyay Dulucda Maansada Guus!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” oo kamida hal abuurka reer Somaliland.
Abwaan Weedhsame ayaa waraysigan lagula yeeshay barnaamijka ka bax...
Saturday, September 28, 2019
-
Daawo Muuqalka”Waraysi Prof Geedoole, Ma jiraa Qalad Aad Bulshada Kaga Gashay, Intii Aad Wasiirka Ahayd Oo Aad Maanta Qiranaysaa?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo lala Yeeshay Wasiirkii hore ee Wasaaradaha Waxbarashada iyo Beeraha Somaliland Faarax Cilmi Geedoole, ayaa waxa laga waydiiyay arimo badan oo door iyo in ay jirto khal...
Saturday, September 28, 2019
« Previous Page — Next Page »