|
Warar
-
Diyaarad Lagu Amray In Ay Deg Deg U Cagadhigato Sabab La Yaab Leh Awgeed
USA(Berberatoday.com)-Diyaarad ay lahayd shirkadda diyaaradaha ee United Airlines oo isaga goosheysay magaalooyinka Washington DC iyo San Fransisco ayaa si degdeg Colarado u caga dhigatay kaddib, marki mid ka mid ah rakaabki oo su...
Saturday, September 28, 2019
-
Daawo Sawirada”Hor Dhaca Furitaanka Shir Weynaha 2 aad Ee Golaha Dhexe ee Waddani
Burco(Berberatoday.com)-Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay saaka magaalada Burco shirkii labaad ee golaha dhexe ee Waddani
Berberatoday.com...
Saturday, September 28, 2019
-
Xukuumada Somaliland Oo Iska Fogaysay Urur Sheegay In Ay Dawladdu Dacweynayso Dadka Ku Mucaaridka ah Ee Qurbaha Degan,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada arimaha dibada jsl iyo masuuliyiiinta kale ee wasaarada waxba kama jiraan ku tilmaamay war uu baahiyay urur lagu magacaabo ururka midnimada Somaliland oo sheegay in ay dadka xuku...
Friday, September 27, 2019
-
Khabiir Soo Bandhigay 10 Su’aalood Oo Somaliland Ka Mid Tahay Oo Wejigabax ku ah Socdaalka Farmaajo Ee Maraykanka!
Michael Rubin oo ah aqoonyahan ka tirsan machadka American Enterprise Institute, isla markaana hore uga soo shaqeeyey Wasaaradda Gaashaan-dhiga Maraykanka, ayaa soo bandhigay Toban Su’aalood oo weji-gabax ku noqonaya Madaxweyn...
Friday, September 27, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wiil Dhaqan Jiray Gorgorro Oo Ka Waramay 3 Arrimood Oo Keena In Gorgorku Dadka Cuno!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wiil Dhaqan Jiray Gorgorro Oo Ka Waramay 3 Arrimood Oo Keena In Gorgorku Dadka Cuno!
https://youtu.be/mhDnQq3v6VQ
Berberat...
Friday, September 27, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wafti Kasocda Somaliland Oo Ka Qayb Galay Shirka Dalalka Barwaaqo Sooranka Oo Ka Qabsoomay Dalka Uganda
Kampala(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wafti Kasocda Somaliland Oo Ka Qayb Galay Shirka Dalalka Barwaaqo Sooranka Oo Ka Qabsoomay Dalka Uganda
https://youtu.be/k3WEan4Kvy8?t=87
 ...
Friday, September 27, 2019
-
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan Oo Ka Digay In La Eedeeyo Iran
Ankara(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku baaqay in laga fiirsado in Iran lagu eedeeyo weerarkii 14-kii bishan lagu qaaday goobo saliidda laga soo saaro oo ku yaalla dalka Sacuudiga.
Inkasta oo ...
Friday, September 27, 2019
-
“Waxaa Inoo Furan In Aan Tallaabo Militari Ka Qaadno Iiraan…”Sucuudiga Wasiirka Arrimaha Dibadda, Caadil Al Jubeyr.
Riyadh(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha dibadda Sucuudiga ayaa sheegay in hadda ay u furan tahay tallaabooyin dhowr ah oo kamid tahay mid militari kaddib markii dhawaan weerar lagu qaaday xarumihii shidaalka, weerarkaas oo lagu...
Friday, September 27, 2019
-
SHIMBIRAHA IYO DADKA KEE BAA GAR DARAN.W/Q YASSIN ISMAIL
Coomaadayaal baa Caruur Laayay, Ma Cibaaro Hor Laa? Mise Waa Cidhibtii Camalkeena?
Shimbiraha ugaadhsada ee waawayn ee la isku yidhaa Vultures, ee ay la
Mid yihiin, coomaadaha, gorgorka, Sala Madhlaha, baaska, haad-ka-adag...
Friday, September 27, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Oo Soo Bandhigtay Adeeg-yada Ay U Qabato Naafada Iyo Agoomaha
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Oo Soo Bandhigtay Adeeg-yada Ay U Qabato Naafada Iyo Agoomaha
https://youtu.be/leO4mf4ax4Q?t=32
Ber...
Friday, September 27, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|