-
“Wada-Hadal Kama Galeyno Badda..”Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo
New York(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Framaajo ayaa shalay khudbad ka jeediyey kulanka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.
Madaxweynaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay doonayso in muranka badda ee k...
Friday, September 27, 2019
-
“Hawada Soomaaliya Ma’aha Dukaan Uu Qof Leeyahay”Madaxweyne Deni Oo Ka Hadlay Xayiraada Kismaayo
Garowe(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ka mid ah madaxda lagu martiqaaaday ka qeybgalka caleemo saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa si adag uga hadlay xayiraada la...
Thursday, September 26, 2019
-
Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Sicir Bararka Iyo Isku Bedelka Lacagaha Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hay’adda UN OCHA ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Isku duwidda Arrimaha Bani’aadamnimada ayaa sheegtay in sicir bararka Somaliland uu kor u kacay qiyaastii 2-4% intii lagu jiray bilihii Jun...
Thursday, September 26, 2019
-
Dawladda Itoobiya Oo Sheegtay Inay Somaliland Ka Caawisay Qabashada Xubno Doonayay Inay Weeraro Ka Gaystaan Addis Ababa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Itoobiya ayaa sheegtay inay dawladda Somaliland gacan ka siisay qabashada xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab oo doonayay inay weeraro argagixiso ka gaystaan gudaha magaalada Addis Ababa ee dalk...
Thursday, September 26, 2019
-
Daawo Muuqalka”Cismaan Digaale Oo Kamida Dhalinyarada Quraan Xaafidka Ah Oo Ka Digay Akhris Kitaab Uu Sheegay In Qaab Khaldan Loo Soo Daabacay Iyo Baaq Uu Udiray Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Cismaan Digaale Oo Kamida Dhalinyarada Quraan Xaafidka Ah Oo Ka Digay Akhris Kitaab Uu Sheegay In Qaab Khaldan Loo Soo Daabacay Iyo Baaq Uu Udiray Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta
https://y...
Thursday, September 26, 2019
-
“Madaxweyne Inaad Umadda Kasbato Oo Dhibtooda Wax Ka Qabato Ayaa Lagaa Doonayaa”Xildhibaan Siciid Gaane
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa dhaliilo culus u soo jeediyey Xukuumadda, waxaanu tilmaamay inay gabtay waajibkii iyo xilkii saarnaa, waxaan...
Thursday, September 26, 2019
-
Xukuumada Oo Shirkadaha Shidaalka Ku Wargelisay Inaan Meel Lagu Shubo Loo Haynin Shidaalkooda Bisha Oktoobar
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa shirkadaha shidaalka dalka keena ku wargelisay inaan bishan Septermber inta ka hadhay iyo bisha Oktoobar meel loo haynin shidaal ay dalka keenaan, gaar ahaan baatroolka.
W...
Thursday, September 26, 2019
-
Ciidamada Booliska Caynaba Oo Soo Bandhigay Shinbir Dad Cuna Ay Soo Dileen Iyo Ruux Rayida Uu Saaka Dhaawac Fudud Ugaystay
Caynaba(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska gobolka saraar ayaa Warbaahinta Goor dhawayd usoo bandhigay shinbir Dad cun ah Oo La sheegay in saaka soo weeraray isla markaana dhaawacyo fudud ugaystay Hal qof oo Reer Miyi Goor dhaw ...
Thursday, September 26, 2019
-
Daawo Muuqalkan Oo Caawi Hooyadan Waayeelka Ah Ee Mudada 20ka Sanadood Ah La Daala Dhacaysa Haynta Laba Wiil Oo Ay Dhashay Oo Maskaxda Ka Jiran
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalkan Oo Caawi Hooyadan Waayeelka Ah Ee Mudada 20ka Sanadood Ah La Daala Dhacaysa Haynta Laba Wiil Oo Ay Dhashay Oo Maskaxda Ka Jiran
https://youtu.be/E_bYWfTrruc?t=3
&...
Thursday, September 26, 2019
-
Xukumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Masuul La Sheegay Inuu Tahriibay Iyo Waxay Kala Socdaan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Masuul La Sheegay Inuu Tahriibay Iyo Waxay Kala Socdaan
https://youtu.be/zWjHFZwZdng?t=88
Berberatoday.com...
Thursday, September 26, 2019
« Previous Page — Next Page »