-
Halkan Ka Daawo Muuqaalka”Dabkii Kacay Dekeda Berbera Iyo Khasaaraha Uu Geystay
Berbera(Berberatoday.com)-Halkan Ka Daawo Muuqaalka"Dabkii Kacay Dekeda Berbera Iyo Khgasaaraha Uu Geystay
https://youtu.be/tY9fI7QJI3U
Sawirkani hoose Waa Wiishka Gubtay Ee dabku Kacay Oo Mar Hore Ah
&n...
Thursday, September 5, 2019
-
War Deg Deg Dab Xoogan Oo Kacay Dekeda Berbera Iyo Wiish kamid Kuwii Dhawaan Loo Keenay Dekeda Ee Qaaliga Ahaa Oo Shuf Beelay
Berbera(Berberatoday.com)-Dab Xoogan oo la aaminsanyahay inuu ka dhashay gudaha mid kamida wiishaantii dhawaan loo soo iibiyay Dekeda Berbera ayaa ka kacay dekeda Berbera iyada oo holoca iyo qiiq dabkaas dhashay guud ahaan magaala...
Thursday, September 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Maamulka Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Xadhiga Kajaray Waddo Laamiya Oo Xaafada Magaalo Cad Loo Sameeyay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maamulka Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Xadhiga Kajaray Waddo Laamiya Oo Xaafada Magaalo Cad Loo Sameeyay
https://youtu.be/FQ3o5w_iXbQ
B...
Thursday, September 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Proffesor Axmed Ismaacil Samatar Oo Ka Hadlay Aragtidiisa Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Proffesor Axmed Ismaacil Samatar Oo Ka Hadlay Aragtidiisa Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya
https://youtu.be/haGxxTWhnk4
Berberatoday.com...
Thursday, September 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Shaqada,Shaqaalaha Iyo Arimaha Bulshada Oo Ka Hadashay Cabashada Shaqaalaha Muruqmaalka Ah Ee Dhisaya Dekeda Berbera Iyo Shaqaale Kale Oo Laga Eryay Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Berbera
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Shaqada,Shaqaalaha Iyo Arimaha Bulshada Oo Ka Hadashay Cabashada Shaqaalaha Muruqmaalka Ah Ee Dhisaya Dekeda Berbera Iyo Shaqaale Kale Oo Laga Eryay Dhismaha Garoonka Diyaaradaha B...
Thursday, September 5, 2019
-
Somaliland Oo Mamnuucaysa Khuradda Debadda Laga Keeno
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa shaaciyay markii ugu horeysay inay diyaarinayaan qorshe lagu lagu joojinaayo khudaarta ka timaada meelaha ka baxsan degaanada Somaliland .
War kasoo baxay kulan laba geesood...
Thursday, September 5, 2019
-
Xukumada Somaliland Oo Shaacisay Inay Keenayso Shiidalka Dalka Lagu Isticmaalo Iyo Fariin Ogaysiisa Oo Loo Diray Shirkadaha Shiidaalka Hore Dalka Ukeeni Jiray
Berbera(Berberatoday.com)-Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Ayaa Sheegtay Inay Keenayso Shidaalka Dalka Laga Bilaabo Bisha Ogtober Kowdeeda' Sidaasi Waxa Lagu Sheegay Warqad Qoraala Oo Uu Soo Saaray Maareeyaha Hamaha Shidaalk...
Thursday, September 5, 2019
-
Maraykanka Oo Malaayiin Doolar U Ballan Qaaday Kabtan Wada Markab Ay Iiraan Leedahay Iyo Sababta
USA(Berberatoday.com)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa xaqiijisay in ay malaayiin doolar u soo bandhigtay kabtankii waday markabka Iiraan ee saliidda waday si uu ugu wareejiyo, markabkaas ayaa horseeday muran dublama...
Thursday, September 5, 2019
-
Wiil Uu Dhalay Madaxweyne Marxuum Maxamed Mursi Oo Wadne Istaag Ugeeriyooday
Cairo(Berberatoday.com)-Warbaahinta Masar ayaa tebisay in uu wadne xanuun ku soo booday uu u geeriyooday, Cabdallah Maxamed Mursi, oo ahaa ka ugu yar wiilasha uu dhalay Madaxweynihii hore ee Masar, Maxamed Mursi.
Warbaahinta iy...
Thursday, September 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Abwaan Xasan Dhuxul Oo Kumanaan Hablaha Dugsiyada Nuuraadiin Ah Ujeediyay Khudbad Qiiro Galisay Shucuubta Ardayda!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Kamid ah Abwaanada Dhalinyarada ah Ee Gayiga somalida caanka ah ayaa maanta ka qabgalay munaasibad loo qabtay dugsiyada nuuraadiin taasi oo abaalmarin lagu gudoonsiiya...
Thursday, September 5, 2019
« Previous Page — Next Page »