-
Mas Naadir Ah Oo Labo Madax Leh Oo Laga Helay Mareykanka
USA(Berberatoday.com)-Mas ay yartahay in horey loo arkay islamarkana qaba labo madax ayaa laga helay keyn ku taalla gobolka New Jersey ee dalka Mareykanka.
Maskan oo lagu magacaabo,Double Dave, ayaa bishii hore la arkay islamar...
Friday, September 6, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii uu Hoggaaminayey Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay+Sawiro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ugu maqnaa dalka aynnu jaarka nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa maanta si rasmi ah waddanka ugu soo laa...
Friday, September 6, 2019
-
Robert Mugabe Madaxweynihii Hore Ee Dalka Zimbabawe Oo Ku Geeriyooday Cisbitaal ku Yaalla Singapore Iyo Arimaha Lagu Xasuusan Doono
Singapore(Berberatoday.com)-Robert Mugabe wuxuu ku dhin isbitaal ku yaalla Singapore halkaas oo looga daweynayay xannuuno, sida qoyskiisa ay xaqiijiyeen. Tan iyo bishii April ayuu halkaas ku sugnaa Mugabe.
Wuxuu ahaa madaxweyni...
Friday, September 6, 2019
-
Beesha Caalamka Oo Wada Dedaalo Dublamaasiyadeed Oo Layskugu Soo Dhawaynayo Madaxweyneyaasha Muuse Biixi Iyo Farmaajo
Hargeysa(Berberatoday.com)-dublamaasiyiin ka tirsan beesha caalamka ayaa dedaal ugu jira sidii ay u suura gelin
lahaayeen in mar kale dib loo bilaabo wada hadaladii u dhaxeeyey somaliland iyo soomaaliya.
Wararka laga...
Friday, September 6, 2019
-
Daawo Muuqalka”Maareyaha wakaalada Dekedaha Somaliland Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Dab Ka Kacay Dekeda Iyo Khasaaraha Gaadhay Wiishkii Gubtay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maareyaha wakaalada Dekedaha Somaliland Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Dab Ka Kacay Dekeda Iyo Khasaaraha Gaadhay Wiishkii Gubtay
https://youtu.be/Ld33aVfvQw8
&n...
Friday, September 6, 2019
-
“Madaxweyne Maxamud Xaashi Kulmiye Noogu Dhiib,Xilalka Madaxweyne Muuse Lagu Arkay Iyo Xilalka Uu Maxamud Xaashi Soo Qabtay Waxa Badan Kuwa Maxamud Xaashi Soo Qabtay”Sheekh Saleeban Siciid Cali”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Sheekh Saleebaan Siciid Cali oo ka mid ahaa xukuumaddii Siilaanyo kana tirsan xisbiga Kulmiye ayaa madaxweyne Muuse Biixi Cabdi u soo jeediyay in uu ku guddoomiyenimada Kulmiye ku wareejiyo Maxamuud Xaa...
Friday, September 6, 2019
-
Daawo Muuqalka”Shirkada Sahal Transport Oo Gadiidkeeda Ku Xidhay Qalabka Lagula Soconayo Xawaaraha Gaadhigu Ku Soconayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirkada Socdaalka ee Sahal Transport oo ka qaybgashay munaasibad xukuumadu kusoo bandhigaysa qalab lagu xadidayo xawaaraha gadiidka.
Shirkada sahal oo iyadu hore u isticmaali jirtay qalabka iyo x...
Friday, September 6, 2019
-
Ciidamada Amaanka Oo Raadinaya Gudoomiyaha Mid Ka Mid Ah Telefishanada Ka Hawl Gala Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada booliska Somaliland ayaa raadinaya gudoomiyaha telefishanka Horyaal24tv ee xaruntiisa ugu weyni tahay magaalada Hargeysa Maxamed Cismaan Mire Sayid.
Ciidamada amaanka oo raadinaya gudoomiyah...
Friday, September 6, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Biixi Oo Booqdey Goobta Tareenada Jabuuti Iyo Xarunta Isgaadhsinta Dalkaasi
Jabuuti(Berberatoday.com)-Weftigii madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi hoggaaminayey oo maalintii saddexaad ku sugan dalka Jabtuui ayaa maanta booqday laba xaruumood oo kala ah Telecom Djibouti iyo xaru...
Friday, September 6, 2019
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Muxuu Ka Yidhi Xarunta Dhaqanka Ee Hargeysa?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay dhaliilaha loo jeediyo xarunta dhaqanka ee Hargeysa.
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayey munaasibad arday loog...
Friday, September 6, 2019
« Previous Page — Next Page »