-
“Hadh Iyo Habeena Waan Ducaynayaa Ee Samaha Aynu Ogaano, Oo Nabada Aynu Ilaalino”Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali Muuse
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali Muuse, ayaa ku taliyey in samaha iyo wanaaga laga taliyo, lagana dheerado wax kasta oo dhib keeni kara.
Suldaanka guud ee Beesha Barriga Burco Suldaan Cabdilaahi Suld...
Saturday, September 7, 2019
-
Ururka SOLJA Oo War Kasoo Saaray Xadhiga Ay Xukuumadu Kula Kacday Tvga Horyaal. “
“Ururka SOLJA Waxa Aanu Marnaba Aqbali Karin, In Hay’ad Warbaahineed Xukuumaddu Iska Xidho Iyadoon Laga Garsoorin Dhacdada Lagu Eedaynayo”Gudoomiye Xuuto.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja A...
Saturday, September 7, 2019
-
Xisbiga Waddani Oo Xukuumadda Uga Digay Inay Isku Koobto Wada Hadalada Soomaaliya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Mucaaradka ee Waddani ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliya, iyo qaabka ugu haboon ee loo waajihi karo, waxaanu ka digay in Xukuumadda Somaliland isku koobto wada hadalada.
Xoghayaha Arrimah...
Saturday, September 7, 2019
-
Hogaamiye Xirsi Oo Ka Dareen Celiyay Kulan Lagu Gorfaynayay Buugiisii “Miyiga Ilaa Madaxtooyo”!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ee wadani xirsi cali xaaji xasan ayaa dareen celiyay kulan akhriseed lagu lafo gurayay buugiisii miyiga ilaa madaxtooyo ee xamaasada balaadhan dhaliyay wakhtigii uu soo ban...
Saturday, September 7, 2019
-
“Dalka Waxaa Lagu Xukumaa Xeerkii Qaaxo Ee Beesha Dhexe,Mana Yeelayno Hadaanu Nahay Reer Awdal” Siyaasi Cabdilahi Dheere”Daawo Muuqal
Borama(Berberatoday.com)-Siyaasi siyiinta kasoo jeeda gobolka awdal ayaa caawa shir xasaasiya Ku Qabtay magaalada Boorama kaasi oo ay la yeesheen madax-dhaqameedka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada reer awdal, kaasi oo ...
Saturday, September 7, 2019
-
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Gole Deegaan Oo Punthland Umagacawday Magaalada Badhan!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada somaliland ayaa si adag uga hortimid gole deegaan oo maamul goboleedka punthland umagacaabeen magaalada badhan ee gobolka Sanaag kana mida dhulka somaliland .
Wasiirk kuxigeenka wasaarada ga...
Friday, September 6, 2019
-
Xulka Kubada Cagta Dalka Soomaaliya Oo Markii Uhireysay 1-0 Kaga Badiyay Zimbabwe
Jabuuti(Berberatoday.com)-Soomaaliya ayaa looga dabbaaldegay guusha ay xulka qaranku kasoo hooyeen ciyaar shalay ka dhacday dalka Jabuuti.
Ciyaarta waxaa iskaga horyimid kooxda Soomaaliya iyo kooxda Zimbabwe, waxayna ahayd is-...
Friday, September 6, 2019
-
Haweeney 73 Jir Ah Oo Mataano Dhashay
Hindiya(Berberatoday.com)-Haweeney 73 jir ah oo ku nool gobolka koonfurta ku yaalla Andhra Pradesh ee Hindiya
ayaa waxay dhashay labo gabdhood oo mataano ah.
Dhaqaatiirta waxay sheegeen in hooyada iyo ilmaha ay xaaladdooda w...
Friday, September 6, 2019
-
Maxkamadda ICJ Oo War Ka Soo Saartay Dib U Dhigga Dacwadda Badda Ee Kenya Iyo Soomaaliya
Hague(Berberatoday.com)-Maxkamadda cadaaladda adduunka ee ICJ oo la filayay in Isniinta soo socota ay bilowdo dhegeysiga kiiska badda ay ku muransan yihiin Kenya iyo Soomaaliya, ayaa muddo laba bilood ah dib u dhigtay.
War qora...
Friday, September 6, 2019
-
War Deg Deg Ah”Xukuumada Somaliland Oo Albaabada Iskugu Dhufatay Xaruntii Telefishanka Horyaal24tv Ee Hargeysa Iyo Xaaladaha Keenay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada somaliland ayaa albaabada iskugu dhufatay telefishanka Horyaal24tv oo ka mid ah warbaahinta madaxa banaan ee ka hawl gasha somaliland.
Ciidamada amaanka ayaa goor dhawayd soo xidhay xarunta ...
Friday, September 6, 2019
« Previous Page — Next Page »