-
Haweenaydii Soosaraha Ka Ahayd Barnaamijkii Haweenka Balwadaha Leh Ee Horyaal Tv Hordhiciisa Laga Baahiyay Oo Shaqo Dawladeed Oo Ay Haysay Laga Eryay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sagal Sheikh Abdurahmaan Ahmed Oo Ka Tirsnayd shaqaalaha Wargeyska Dawlada ee Dawan Media Group Ayaa Shaqada Laga Joojiya Warqada Shaqo Joojinta Laguma Cadayn Sababta Shaqada Looga Joojiyay.
Sagal ...
Sunday, September 8, 2019
-
Ururka Saxaafada Somaliland Ee SOLJA Oo Qoraal Kusoo Saaray Inay Kasoo Horjeedaan Xarunta Warbaahineed Ee Tabisa Barnaamijyo Diinta Islaamka Iyo Dhaqanka Suuban Ka Hor Imanaya
Guddoomiyaha SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac, ayaa soo saaray qoraalkan.
Akhri.
Ururka Suxufiyiinta Somaliland isagoo ka duulaya Dastuurka Qaranka Somaliland, Xeerka Saxaafadda iyo Dastuurka SOLJA marnaba ma taageerayo wax kasta...
Sunday, September 8, 2019
-
Madax-dhaqameedkii Dhexdhexaadinta Xukuumada Iyo Col Caare Ku Jiray Oo Lagu Soo Dhaweeyay Hargaysa! H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madax dhaqameed uu hogaaminayo Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo mudo gobolka sanagaa ugu maqnaa dhexdhexaadinta xukuumada somaliland iyo jabhada col caare ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada hargaysa.
...
Sunday, September 8, 2019
-
Daawo Muuqalka”Barnaamijka Maamul Wanaaga Iyo Falanqaynta Miisaaniyada Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mustafe Cabdiraxmaan Habane oo kamid ah dhalinyarada dalka waxku baratay hormuudna ka ah barnaamijka maamul wanaaga ee baxa tvga horn cable tv ayaa lafo gur iyo falanqayn ku sameeyay xadiga miisaaniyad...
Sunday, September 8, 2019
-
Daawo Muuqalka”Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Jawaab Ka Adag Ka Bixiyay Hadal Dhawaan Kasoo Yeedhay Madaxda maamulka Putland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abaandulaha Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa waxaa uu ka jawaabey hadalo dhawaan ka soo yeedhay taliyaha ciidanka Puntland waxaana uu hawda mariyey fariin hanjabaad ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Wa...
Sunday, September 8, 2019
-
“Suurto Gal Ma Aha In Internet “ Viper Optic “Dal Kale Ku Tiirsanaado Shacabka Somaliland…” Gudoomiyaha Shirkada Isgaadhsiinta Telesom”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Shirkada Telesom Cabdikariim Maxamed Iid oo maanta ka hadlaayey shirka Tiknoolajiyada Somaliland oo Hargeysa ka furmay ayaa waxaa uu sheegay in aaney suurto gal marnaba noqon Karin in Somal...
Sunday, September 8, 2019
-
Wasiirka Beeraha Axmed Muumin Seed Oo Qoraal Kusoo Saaray Inuu Hakiyay Shaqadii Uu Uhayay Qaranka Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa sheegay in uu muddo laba toddobaad ah hakiyay shaqadii uu u hayay dadka reer Somaliland oo xafiiskiisa ugu imanaya si uu ugu adeego.
Wasiir ...
Saturday, September 7, 2019
-
Maxkamadda Ciidamada Dawlada Xamar Oo Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay Askari Dhagar Qabe Ah Sadex Wiil Oo Walaalo Ah Muqdisho Ku Dilay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Soomaaliya ayaa dil toogasho ah ku xukuntay askari ka tirsan Ciidamada dowladda, kaasoo 17-kii bishii June 2018 ku dilay degmada Kaaraan saddex qof oo walaalo ah...
Saturday, September 7, 2019
-
Hogaamiyihii ugu Awooda Badnaa Maafiyadda Dalka Talyaaniga Ayaa Diinta Islaamka qaatay.
Italy(Berberatoday)-ninkii ugu caansanaa uguna awoodda badnaa Maafiyadda Dalka Taylaanigga iyo guud ahaanba Yurubta bari,ayaa haatan isu-bedelay Daaci weyn oo Dadka ugu baaqa qaaddashadda Diinta Islaamka.
Vince Fuclari,waxa lagu ...
Saturday, September 7, 2019
-
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Eryay Dhammaan Xoghayeyaashii Xisbiga Iyo Dhammaan Madaxda Laamaha Dibadda Ee Xisbiga UCID.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa eryay dhammaan xoghayeyaashii xisbigaasi, marka laga reebo kuwii uu magacaabey doorashadii 2017kii ka dib.
Sidoo kale wuxuu Faysal eryay dhamma...
Saturday, September 7, 2019
« Previous Page — Next Page »