-
Hargeysa”Shaqaale Balwada Jaadka Iyo Sigaarka Lagaga Eryay Shaqo Ay Qaranka Uhayeen Ay Daayaceen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliska Ciidanka Dab-demiska Qaranka JSL ayaa maanta ka ruqseeyay Xubinimadii iyo Masuuliyadii ay Ciidanka Dabdemiska u hayeen Lix Xubnood oo ka tirsan Xarunta Ciidanka Dabdemiska ee Degmada Axmed Macall...
Monday, September 2, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiir Cabdillahi Abokor Oo Waxba Kama Jiraan Iyo Been Abuur Ku Tilmaamay Barnaamij HCTV Ka Baxay Raalin Galina Dalbaday”HCTV Waa Inuu Raali Galin Bixiyaa Hadii Kale Sharciga Ayaan La Tiigsan Doonaa..”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Gadiidka Iyo Horumarinta Jidada Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa waxaa uu ka jawaabey barnaamij ka Baxay HCTV waxaana uu sheegay barnaamijkaasi aanu aheyn mid xaqiiq ah isla marka...
Monday, September 2, 2019
-
Dad Lagu Toogtay Laba Magaalo Oo Gobol Maraykanka Ah Ku Wada Yaal
USA(Berberatoday.com)-Booliska ayaa sheegay in tacshiirad lagu furay dad badan oo joogay magaalooyink ku yaal gobolka Texas ee Maraykanka ay ku dhinteen ugu yaraan shan qof kuwo kale oo badani na ku dhaawacmeen.
Nin dabley ah oo ...
Monday, September 2, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Dastuurka Somaliland Oo Shaaciyey Qaab Cusub Oo Loo Marayo Barashada Dastuurka Dalka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Dastuurka Somaliland Oo Shaaciyey Qaab Cusub Oo Loo Marayo Barashada Dastuurka Dalka
https://youtu.be/ThYI11ETiEk
Berberato...
Monday, September 2, 2019
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Sidee Ayuu U Arkaa Heshiiska Muqdisho Ku Dhexmaray Midawga Yurub Iyo Dawlada Soomaaliya?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay heshiis magaalada Muqdisho ku dhexmaray dawlada soomaaliya iyo Midawga Yurub.
Heshiiskan oo ku saabsanaa maalgelin uu m...
Monday, September 2, 2019
-
Daawo Muuqalka”Ciidamada Qaranka Somaliland Hadaaf Timo Oo Caadeeyay In Aanay La Mawqif Ahayn Saraakiishii Ka Goostay,
Sanaag(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ciidamada Qaranka Somaliland Hadaaf Timo Oo Caadeeyay In Aanay La Mawqif Ahayn Saraakiishii Ka Goostay,
https://youtu.be/Ib7Mg6yn63M
B...
Monday, September 2, 2019
-
Daawo Muuqalka”Eng, Maxamed Xaashi Cilmi Oo Haayadaha Un-ta Iyo Kuwa Caalamiga Ku Eedeeyay In Ay Somaliland Ula Dhaqmayaan Sidii Maamul Goboleedka!
Hargaysa(Berberatoday.com)Eng Maxamed Xaashi ilmi oo ka hadlayay heshiis shalay ay kala sexeexdeen somaliyaiyo midowga yurub kaasi oo mashaariic lagaga fulinayo berbera iyo muqdisho
Eng maxamed xaashi ayaa haayadaha caalamiga...
Monday, September 2, 2019
-
Xukumada Somaliland Oo Warsaxaafadeed Ka Soo Saartay Mashruucii Midawga Yurub Bixiyeen Ee Muqdisho Lagu Kala Saxeexday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukumada Somaliland Oo Warsaxaafadeed Ka Soo Saartay Mashruucii Midawga Yurub Bixiyeen Ee Muqdisho Lagu Kala Saxeexday
Berberatoday.com...
Monday, September 2, 2019
-
Madaxwaynihii Hore Ee Dalka Suudaan Cumar Al Bashir Oo Dacwado Lagu Soo Oogay
Khartoum(Berberatoday.com)-Garsoore maxkamadeed ayaa maanta si rasmi ah labada dacwadood oo midi tahay heysasho lacago qalaad oo sharci darro ah iyo musuq maasuq kusoo oogay madaxweynihi hore ee dalka Sudan Omar al-Bashir.
Isaga...
Sunday, September 1, 2019
-
“Anigu Waan Caafimaad Qabaa Kaliya Waxaan Qabaa Wax Cudur Ah Macaan Ama Sonkor Taasna Kiniin Ayaan Uqaataa Waana Fiicantahay Kuwa Leh Wuu Xanuunsanayaa Waxaan Leeyahay Waad I Habaaraysaane Isla Hela Idinku”Wasiir Faratoon”
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Anigu Waan Caafimaad Qabaa Kaliya Waxaan Qabaa Wax Cudur Ah Macaan Ama Sonkor Taasna Kiniin Ayaan Uqaataa Waana Fiicantahay Kuwa Leh Wuu Xanuunsanayaa Waxaan Leeyahay Waad I Habaaraysaane Isla Hela Idin...
Sunday, September 1, 2019
« Previous Page — Next Page »