-
Daawo Muuqalka”Buuro Ku Yaala Caasimada Hargaysa Oo Laga Cabsi Qabo Inay Dumaan Iyo Khatarta Ku Gadaaman
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Buuro Ku Yaala Caasimada Hargaysa Oo Laga Cabsi Qabo Inay Dumaan Iyo Khatarta Ku Gadaaman
https://youtu.be/exSDHQ8D8bI
Ber...
Saturday, August 31, 2019
-
“Muuse Dalka Ku Eegi Mayno , Doorasho Deg Deg Ah Baanu Qaban Doonaa…” Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ku hanjabey hadii doorashadii golayaasha deeganka iyo wakiilada la qaban waayo in taas bedelkeeda la qaban doono doorasho m...
Saturday, August 31, 2019
-
Dawlada Imaaraadka Carabta Oo Xaqiijisay Duqaymo Dad Shacab Ahi Ku Nafwaayeen Ay Ka Gaysteen Magaalada Cadan.
Dubai(Berberatoday.com)-dawlada emaaraadka carabta iyo isbahaysiga ay hogaamiyaan ayaa maalmihii udanbeeyay weeraro ka gaysanayay magaalada cadan ee dalka yemen oo wakhtigan ku hawlan in ay ka go,do dalka yemen.
Emaaraadka ayaa...
Saturday, August 31, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxwaynihii Hore Ee Punthland Cabdiraxmaan Faroole Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Somaliya Iyo Khilaaf Udhexeeya Dawlada Xamar Iyo Somaliland!
Garowe(Berberatoday.com)-Madaxwaynihii hore ee maamul goboleedka punthland Cabdiraxmaan Faroole ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee somaliya xiligan ku jirto iyo khilaafka cakiran ee udhexeeyay maamulka muqdisho iyo jamhuuriya...
Saturday, August 31, 2019
-
Magaalada Ugu Cabsida Caalamka Oo La Ogaaday Iyo Dadkii Daganaa Oo Ka Hayaamay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Magaalada Guadalajara ayaa waxay ku taallaa dalka Mexico waxaana marka aad gasho magaalada ku arkaysaa tobanaan dhismo oo ay hortooda yaalaan boorar ay ku qoran yihiin ”waa iib”.
Dadka deegaanka a...
Saturday, August 31, 2019
-
Akhriso Sababta Shaqada Looga Eryay Gabadhan Gacanyaraha U Ahayd Madaxweyne Donald Trump?
USA(Berberatoday.com)-Haweeneydii gacan yaraha khaaska ah u ahayd madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu khasbay inay shaqada iska casisho kadib markii, sida la sheegay, ay qaab qarsoodi ah ku bixisay xog xasaasi ah oo ku ...
Saturday, August 31, 2019
-
”Faysal Cali Waraabe Waa Digtaytar..” Siyaasi Jaamac Sadiiq”Daawo Muuqal
Burco(Berberatoday.com)-”Faysal Cali Waraabe Waa Digtaytar..” Siyaasi Jaamac Sadiiq"Daawo Muuqal
https://youtu.be/bN23fOzCito
Berberatoday.com...
Saturday, August 31, 2019
-
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe Oo Warqad U Diray Madaxweyne Farmaajo Iyo Nuxurka Ay Xambaarsantahay
Kismanyo(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe Oo Warqad U Diray Madaxweyne Farmaajo Iyo Nuxurka Ay Xambaarsantahay
Berberatoday.com...
Saturday, August 31, 2019
-
“Madaxweyne Dadka Reer Somaliland Wadanka Way Wada Leeyihiin, Ee Waa In La Isku Hayaa Reer Iyo Ciidanba…” Siyaasi Cabdi Haybe
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha Hawlaha Guud ee Xisbiga Waddani Cabdi Haybe Maxamed, kana mid ah Hogaanka sare ee Xisbigan, ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka ka taagan, waxaanu tilmaamay in dalka aan la kala lahayn,...
Saturday, August 31, 2019
-
Ilhaan Cumar Oo Sheegtay In Dil Toogasho Ah Loogu Hanjabay
USA(Berberatoday.com)-Ilhaan Cumar oo ah gabadh Soomaali ah oo ka tirsan xildhibaannada xisbiga Dimuqraadiga ee dalka Maraykanka ayaa shaacisay in hanjabaad cunsurinimo ah loo soo diray loona sheegay in lagu dili doono madal ay da...
Saturday, August 31, 2019
« Previous Page — Next Page »