-
Ninkii Qorsheeyey Weerarkii Lagu Qaadey Mareykanka 2001 Oo La Shaaciyey Wakhtiga La Maxkamdeynaayo
USA(Berberatoday.com)-Waxaa la muddeeyay waqtiga la maxkamadayn doono Khaalid Sheekh Maxamed, oo ku eedaysan inuu yahay ninka naqshadeeyay weerraradii 9/11 ee Mareykanka lagu qaaday.
Mr Maxamed ayaa waxaa lala maxkamadayn doona...
Saturday, August 31, 2019
-
Daawo Muuqalka”Shacabka Kudhaqan Tuulooyinka Degmada Sheekh Hoos Yimaada oo Ka Cabanaya Kooxo Ajinabiya Oo Ugaadhii Deegaankooda Guranaya Iyo Urur Xuquuqda Duurjoogta Iyo Deegaanka Ilaaliya Oo Wacyi Galin Ugu Tagay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Shacabka Kudhaqan Tuulooyinka Degmada Sheekh Hoos Yimaada oo Ka Cabanaya Kooxo Ajinabiya Oo Ugaadhii Deegaankooda Guranaya Iyo Urur Xuquuqda Duurjoogta Iyo Deegaanka Ilaaliya Oo Wacyi Galin...
Friday, August 30, 2019
-
Wasiiradii Iyo Xildhibaanadii Ugu Badnaa Oo ka Socda Maamulka Putland Oo Badhan Gaadhay Maanta Iyo Ujeedada Socdaalkooda
Badhan(Berberatoday.com)-Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, waxaa maanta gaadhay wafti ka kooban 10 wasiir, xildhibaanno iyo mas'uuliyiin kale oo Puntland ah.
Ujeedka socdaalkooda ayaa la xidhiidha dhisidda golaha deegaanka ...
Friday, August 30, 2019
-
“Madaxwayne Muuse Ka Yeeli Mayno Inuu Baabiiyo Tacabkii Madaxwaynayaashii Ka Horeeyay”Jaamac Shabeel.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyihii hore ee golaha dhexe kulmiye jaamac shabeel ayaa ka hadlay xaalada dalka isagoo sheegay in aanay madaxwayne biixi ka yeelayn in uu baabiiyo tacabkii madaxwaynayaashii ka horeeyay iyo kulmi...
Friday, August 30, 2019
-
“Caleemo Saarka Axmed Madoobe Waan Tagaya,”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe
Burco(Berberatoday.com)-Eng Faysal Cali Waraabe hoggaamiyaha xisbiga UCID ee Somaliland ayaa sheegay in uu tagayo caleemo saarka madaxweynaha dhawaan dib loo doortay ee Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), haddii uu ...
Friday, August 30, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Xarunta Dhaqanka Hargeysa Jaamac Muuse Jaamac Oo Si Qaab Daran Oo Xaqiiqada Ka Fog Uga Jawaabay Ninkii Uu Casuumay Ee U Ololeeyay Guurka Dadka Isku Jinsiga Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Xarunta Dhaqanka Hargeysa Jaamac Muuse Jaamac Oo Si Qaab Daran Oo Xaqiiqada Ka Fog Uga Jawaabay Ninkii Uu Casuumay Ee U Ololeeyay Guurka Dadka Isku Jinsiga Ah
http...
Friday, August 30, 2019
-
Daawo Muuqalka”Khasaaraha Ay Gaysteen Biraha Ay Isticmaalaan Shirkadaha Xayaysiiska Iyo Biraha Laydhku.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Khasaaraha Ay Gaysteen Biraha Ay Isticmaalaan Shirkadaha Xayaysiiska Iyo Biraha Laydhku.
https://youtu.be/uHbsssbqufg
Berberatoday.com...
Friday, August 30, 2019
-
Daawo Muuqalka”Afhayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun Oo Magac Cusub Ubixiyay Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Afhayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun Oo Magac Cusub Ubixiyay Madaxweyne Muuse Biixi
https://youtu.be/VEEtQyg2qHA?t=1
Berberatoday....
Friday, August 30, 2019
-
Xarunta Dhaqanka Hargeysa Oo Casuuntay Nin U Ololeeya Guurka Dadka Isku Jinsiga Ah”W/Q Khaalid Foodhaadhi
Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa ayaa casuuntay nin u ololeeya guurka dadka isku jinsiga ah:
Xarunta ayaa sannadkan ku casuuntay magaalada Hargeysa Donald Molosi oo ah qoraa reer Botswana ah u na ololeeya guurka dadka isku jin...
Thursday, August 29, 2019
-
Halkan Ka Daawo Muuqalka”Khudbadii Uu Madaxweyne Muuse Biixi Ka Jeediyay Xafladii Qalin Jabinta Ardayda Jaamacada Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Halkan Ka Daawo Muuqalka"Khudbadii Uu Madaxweyne Muuse Biixi Ka Jeediyay Xafladii Qalin Jabinta Ardayda Jaamacada Hargeysa
https://youtu.be/jvoOZcupSXo?t=545
...
Thursday, August 29, 2019
« Previous Page — Next Page »