|
Warar
-
Suuriya: Tuug Isku Dayey Inuu Dhaco Lacag Saarneyd Baabuur Shil Galay !
Suriya(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska Dalka Suuriya ayaa sheegay inay ku guuleysteen inay gacanta ku dhigaan Tuug baadhanayey Gaadhi Shil galay.
Ciidanka Booliska ayaa waxa uu warkaasi ku baahiyey Bogga uu ku leeyahay Bara...
Thursday, August 29, 2019
-
Baarlamanka Dalka Ingiriiska Oo Laga Hakiyey Shaqadiisii, Dhawaana La Kala Diri Doono Iyo Sababta Loo Cuskadey
London(Berberatoday.com)-Boqoradda dalka Ingiriiska, Elizabeth ayaa ansixisay codsi uga yimid raysul wasaaraha cusub ee waddankaas, Boris Johnson, kaasoo dalbaday in hakad la galiyo howlaha baarlamaanka.
Golaha ayaa ayaa la kal...
Thursday, August 29, 2019
-
Daawo Muuqalka”Masuuliyiin Ka Kala Tirsan Xisbiyada Waddani Iyo Kulmiye Oo Fagaare Si Ba’an Isugu Dhalliilay
Burco(Berberatoday.com)-)-Masuuliyiin ka kala tirsan Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye ayaa midba ka kale eedo ba’an u jeediyey.
Masuuliyiintan ayaa arrimahaasi waxay kaga hadleen mar ay shalay Hadalo ka jeedinayeen Xafladii furi...
Thursday, August 29, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Khudbad Ka Jeediyay Xaflada Qalinta Aradayda Jaamacada Hargeysa Ayaan Ka Hadal Arinkii Caare Iyo Hadalkii Kasoo Yeedhay Taliyte Taani Halka UU Eedo Ujeediyay Dawlada Xamar
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Goordhaweyd Khudbad Ka jeediyay xaflada Qalinjabinta Ardeyda Jaamacada Hargeysa waxuu eedeymo u jeediyey madaxda Dawlada Somaliya Kadib Hambalyadii Ard...
Thursday, August 29, 2019
-
Deeqa Afro Oo Sharaxday Sababta Ay U Dalbatay In Maydkeeda Geed La Saaro iyo Fal Celinta Culimada
Deeqa Afro Oo Sharaxday Sababta Ay U Dalbatay In Maydkeeda Geed La Saaro iyo Fal Celinta Culimada
“Muuqaalka aan iska duubay ee aan ku lahaa geed hala isaaro wuxuu ahaa mid aan ugu talagay oo aan sidaa ku sii daayay”, a...
Thursday, August 29, 2019
-
Wasiir Xukuumadihii Hore Soo Maray Oo Reer Sanaag-bari Ah Oo Taliye Nuux U Soo Jeediyay Inuu Raaligelin Bixiyo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Maxamed Siciid Maxamed oo hore xilal wasiirnimo uga soo qabtay xukuumadii Somaliland kana soo jeeda bariga Sanaag, ayaa Taliye Taani ugu baaqay inuu dib uga laabto hadalkii uu warbaahinta mariyay...
Thursday, August 29, 2019
-
“Soomaaliya Diyaar Uma Aha Wada Hadalada, Mana Doonayso Inay Inala Hadasho, Daacadna Kama Aha”Wasiir Yasin Faratoon
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland, oo sheegay inuu doonayo in wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya lagu qabto Garowe.
Wasiirka W...
Thursday, August 29, 2019
-
“Somaliland Qaran U Baahan Hogaaminta Jiil Cusub Oo Dhamaystiran Iyo Hiigsiga Shacabka”. Gudoomiye ku Xigeenka Kulmiye ee Toronto!
“Hogaamiyayaasha Siyaasadu ee maantu waxay ka siman yihiin ka Raali ahaanshaha Jiritaanka ku shaqaynta Musuqmaasuqa iyagoo aan hoos u eegin nolosha Qoysaska Milatariga”.
Toronto(Berberatoday.com)-Tan iyo Mudadii lagu dhawaa...
Thursday, August 29, 2019
-
“Hadii Aynu Siciid Iyo Daa,Uud Kala Nahayna, Anagu Kuma Raacsanin Dagaal La Qaado”Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo maanta ka hadlayay shir jaraa,id oo ay magaalada hargaysa ku qabteen madax-dhaqameedka beesha Daa,uud Garxajis ayaa ka hadlay xaalada guud ee d...
Thursday, August 29, 2019
-
Daawo Muuqalka”Salaadiin.Cuqaal Iyo Waxgarad Kamida Madax Dhaqameedka Somaliland Oo Sheegay Inay Xukumada Kala Shaqayn Doonan Nabadaynta Iyo Xasiloonida Shirna Ku Baaqay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Salaadiin.Cuqaal Iyo Waxgarad Kamida Madax Dhaqameedka Somaliland Oo Sheegay Inay Xukumada Kala Shaqayn Doonan Nabadaynta Iyo Xasiloonida Shirna Ku Baaqay
https://youtu.be/GisZQFN0jiM?t...
Thursday, August 29, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|