Dacwadii Kenya Iyo Soomaaliya Ee Badda Oo La Cayimay Wakhtiga Ay Furmayso
Moqdisho(Berberatoday.com)-Maxkamadda ICJ ee caalamiga ah ayaa mudaysay wakhtiga ay dhagaysanayso wareega labaad ee dacwadda badda ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya. Dacwada ayaa la dhagaysan doonaa sida ay maxkamadda ICJ sheegta...