-
War Deg Deg Ah”Daawo Muuqalka”Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Ciidamo Somaliland Ka Goostay Iyo Shaqsiyada Caare Uu Ku Tilmaamay Gacan Ku Dhiigle In La Qisaaso Ubaahan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha Guud ee ciidamada Qaranka Somaliland Nuux Ismaciil Taani ayaa waxaa uu maanta ka hadley ciidamo Somaliland ka tirsanaa kuna sugnaa deeganka Badhan oo Somaliland ka goostey kuna biiray Maamulka P...
Sunday, August 25, 2019
-
Maxkamada Gobolka Moroodi Jeex Oo Mudo Todoba Bilood Kadib Dib U Fasaxday Wargayska FOORE
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada Racfaanka Gobalka Maroodi-Jeex ayaa waxaa ay maanta xukun cusub ugu ridey Wargeyska Foore ooh ore xukun ay ugu riday maxkamada Gobalka Maroodi Jeex
Xukunkan ayaa ah in maxkamada Racfaanka ...
Sunday, August 25, 2019
-
Wasiir Sacad Oo Wasaaradii Labaad Looga Dhigay Ku Sii Sime Wasiir
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay inuu mar kale Wasiirka maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire u xilsaaray inuu ku sime ahaan masuul uga sii noqdo wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga ca...
Sunday, August 25, 2019
-
Xildhibaano Iyo Dad Caan Ka Ah Ingiriiska Iyo Mareykankana Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabay Qoraal Uu Wargeys London Ka Soo Baxaa Somaliland Ku Sheegay Dal dagaal Ragaadiyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaano, siyaasiyiin iyo dad aqoonyahan ah oo caan ka ah dunida ayaa jawaabo ka bixiyay maqaal lagu qoray wargeyska caanka ah ee Daily Mail oo uu ku sheegay in Somaliland tahay dal dagaal ragaadiya...
Sunday, August 25, 2019
-
Boqortooyada Sucuudiga Oo Aqoonsatey Passport-ka Somaliland Kadib Markii ….
Jiddah(Berberatoday.com)-Dawladaha Sucuudiga iyo Qatar ayaa ka dib markii ay jareen xidhiidhkii ka dhaxeeyay waxay isku qadeen dagaalo dublamaasiyadeed.
Warbixin uu daabacay wargeyska Daillysabah ayuu ku sheegay in dawladah...
Sunday, August 25, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xubno Sare Oo Kasocday Xuquuqal Insaanka Madaxa Banaan Ee Somaliland Oo Kormeer Xaqiiqo Raadina Ku Tagay Xabsiga Iyo Saldhigyada Booliska Berbera
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xubno Sare Oo Kasocday Xuquuqal Insaanka Madaxa Banaan Ee Somaliland Oo Kormeer Xaqiiqo Raadina Ku Tagay Xabsiga Iyo Saldhigyada Booliska Berbera
https://youtu.be/zIyLkKGx95o?t...
Sunday, August 25, 2019
-
“Dowladda Federaalka Soomaaliya Waxay Baalmartay Dastuurka Iyo Wadiiqadi Lagu Heshiiyey”Ahlu Sunna Waljamaaca
Galmudug(Berberatoday.com)-Ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca, ayaa sheegay inuu aad u saluugsan yahay qorshaha dib u heshiisiinta ee ay Galmudug ka waddo Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya.
Ahlu-Sunna ayaa bayaan ay soo saartay wax...
Sunday, August 25, 2019
-
Dekeda Hobyo Ee Qatar U Dhisayso Soomaaliya Oo Sucuudigu Kaga Jawaabay Aqoonsiga Baasaaboorka Somaliland…Warbixin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladaha Sucuudiga iyo Qatar ayaa ka dib markii ay jareen xidhiidhkii ka dhaxeeyay waxay isku qadeen dagaalo dublamaasiyadeed.
Warbixin uu daabacay wargeyska Daillysabah ayuu ku sheegay in dawladaha ...
Saturday, August 24, 2019
-
FBI-da Mareykanka Oo Ku Raadjoogto Rag Dhacay Malaayiin Doolar
USA(Berberatoday.com)-Hay'adda FBI ee dalka Mareykanka ayaa dacwad ku soo oogay 80 qof oo budhacadda casriga ah,
"Dadkaasi intooda badanna waa muwaaddiniin Nigeeriyaan ah", iyaga oo ay dadkaasi ka qayb qaateen iney malaayiin dool...
Saturday, August 24, 2019
-
Waddama Yurub Ka Tirsan Oo Oggolaaday Qaabilidda Muhaajiriin Badda Ku Go’doonsanaa
Tripoli(BErberatoday.com)-Lix dal oo ka tirsan qaaradda Yurub ayaa oggolaaday 356 muhaajiriin Afrikaan ah oo ku go'doonsanaa markab
badda Talyaaniga ku sugnaa iney qaabilaan, muhaajiriinta oo in mudda ahba laga hortaagnaa iney Ta...
Saturday, August 24, 2019
« Previous Page — Next Page »