Cumar Al Bashiir Oo Kasoo Hor Muuqday Maxkamad
Khartoum(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee Suudaan, Cumar Al Bashiir ayaa hadda gaaray maxkamadda ku taalla magaalada Khartuum si loo dhageysto dacwadda musuq maasuq ee loo heysto.
Waxaa si weyn loo adkeeyay ammaanka agag...