Agaasimaha Hey,Ada Lacagta Aduunka Oo Iscasishay Iyo Sababta
London(Berberatoday.com)-Agaasimaha dhanka maamulka ee hey,ada lacagta aduunka oo loo yaqaan (IMF) Christine Lagarde ayaa sheegtay in ay ka dagi doonto Xilka.
Go,aanka iscasilaada ah ee ms Lagarde ayaa yimid kadib markii loo do...