Congress-Ka Maraykanka Oo Meel Mariyay Mooshin Ka Dhan Ah Trump
USA(Berberatoday.com)-Aqalka Wakiilada Maraykanka ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyay qaraar lagu cambaareynayo madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo hadalkii cunsuriyadda lagu tilmaamay ee uu ku yidhi afar hablood oo ka tirs...