Mareykanka Oo Dalkiisa Ka Raafaya Dadka Sharcidarada Ku Jooga
USA(Berberatoday.com)-Olole lagu baadi goobayo dadka magangalyo doonka ah ee sharci darrada ku jooga gudaha dalkan maraykanka ayaa laga bilaabay gobolada dalkan oo dhan Axaddii shalay.
In ka badan 2,000 oo qof oo sharci darro a...