Safiirka Britain Ee Mareykanka Oo Iscasiley Iyo Sababta
Washington(Berberatoday.com)-Safiirka Britain ee Mareykanka Kim Darroch ayaa maanta ku dhawaaqay inuu is casiley, islamarkaasina uu sheegey in ay adag tahay in uu sii wato shaqadiisa, kadib markii la dusiyay errayo ka dhan ah mada...