Isku-Day Afgembi Oo Ka Dhacay Suudaan
Khartoum(Berberatoday.com)-Golaha sare ee haya talada dalka Suudaan ayaa waxay sheegeen inay fashiliyeen isku day afgembi oo dalkaasi ka dhacay.
Afahayeen u hadlay militariga Suudaan, Janaraal Jamaal Cumar ayaa shaaca ka qaad...