Cali Khaliif Oo Ka Sheekayay Sheeko Dhexmartay Siyaad Barre
"Madaxweyne Maxamed Siyaad Bare ayaa habeen nagu martiqaaday madaxtooyada Villa Somaliya anago ka ka kooban wasiiro matalaya wasaraado kala duwan iyo Dad kale oo xilal kala duwan hayay markas.
Isaga oo noo qudbadaynaya ayuu n...