Xukumada Somaliland Oo Go’aan Cusub Ka Soo Saartay Tv-yo Ay Xayirtay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa waxa ay shaacisay inay xayiraadii ka qaaday TV-yada Eryal iyo Horyaal.
Xukuumadda Somaliland oo ay hore u xayirtay labadan telefishan ee kala ah Eryal iyo Horyaal, balse...