General Khalifa Haftar Oo Turkiga U Hanjabay
Tripoli(Berberatoday.com)-General Khalifa Haftar oo maleeshiyaad daacad u ah ay ka dagaallamaan Libya ayaa ku goodiyay inuu weerari doono danaha Turkiga ee Libya, ka dib markii dib u dhac weyn uu kala kulmay dadaalkii uugu jiray i...
Sunday, June 30, 2019
Maxaa Keenay Kuleylka Xad Dhaafka Ah Ee Ka Jira Yurub?
London(Berberatoday.com)-Qaaradda Yurub ayaa waxaa hadda ka jira kuleyl aad u daran oo lagu soo warramayo inay u dhinteen dhowr qof, kuwo badana loo dhigay cisbitaallada.
Magaalooyinka qaar ayaa heer kulka waxa uu gaaray ilaa 4...
Sunday, June 30, 2019
Sudan Oo Laga Cabsi Qabo In Dhiig Badani Uu Ku Daato Iyo Sababta
Khartoum(Berberatoday.com)-Kooxda ugu wayn mucaaradka dalka Sudan ayaa sheegaysa in ciidamada ammaanku ay u dheceen xafiis ay leeyihiin ayna joojiyeen shir jaraa’id oo ay kaga hadlayeen dibadbaxyada looga soo horjeedo xukunka mi...