Wiil Dhalay Madaxweyne Donald Trump Oo Candhuuf Lagu Tufay Iyo Sababta
Washgington(Berberatoday.com)-Eric Trump oo ah wiil uu dhalay Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa sheegay in uu candhuuf ku tufay qof shaqaale ah oo ka shaqeeya baar lagu magacaabo Chicago cocktail bar.
“Runtii waxay a...