Wada-hadalladii Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Berri Ka Bilaabmaya Nairobi
nairobi(Berberatoday.com)-Kulan hordhac u ah wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya ayaa maalinta berri ah ka furmaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Kulanka ayaa waxaa ka qayb-galaya mas'uuliyiin ka kala socota labada dhin...