Khilaafka Turkiga iyo Maraykanka ee Gantaaladda S-400
Ankara(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Turkiga Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta shaaca ka qaaday in wixi lagu gaaro bilowga bisha soo socota ee July ay filayaan in Turkiga ay soo gaaraan gantaallada S-400 ee ay kasoo iibsade...