Qaramada Midoobey Oo War Ka Soo Saartey Xiisada Bariga Dhexe
New York(Berberatoday.com)-Sucuudiga ayaa doonaya in jawaab “degdeg ah oo go’aan leh” laga bixiyo weerarradii dhawaan lagu qaaday maraakiibta saliidda ee gobolkaa marayey.
Wasiirka tamarta, Khaalid Al-Faalix, ayaa ka dard...