Waa Tuma Gabadha Trump Ee Bah Goonida Ah?
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa Booqasha ku jooga dalka Ingiriiska.
Waxa uu la yimid diyaarado, gaadiid badan iyo shaqaale gaaraya kun qof.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale la yimid qoyskiis...