Militariga Suudaan Oo War Hor Leh Kasoo Saaray Xaaladda Dalkaas
Khartoum(Berberatoday.com)-Hoggaamiyeyaasha militariga Suudaan waxay sheegeen inay meesha ka saareen dhammaan heshiisyadii ay la galeen isbaheysiga mucaaradka ugu weyn ee dalkaas.
Militariga waxay ka dhawaajiyeen in dalka...