“Ummaddu Ma Geydo Waxaad la hor Taagan Tihiin”Abwaan LaabSaalax
Hargaysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xassan Saleebaan Dhuxul(Laab saalax) ayaa hadal duur-xul iyo isugu jira hoga-tusaalayn u jeediyay xukuumada iyo xisbiyada qaranka somaliland.isagoo abwaanku wax aan la qaadan Karin ku tilmaamay ...