Ma Dhabaa In Badhasaabkii Gobolka Awdal Amni Daro Uga Soo Cararay Boorama ?
Borama(Berberatoday.com)-Ka dib dilkii loo gaystay saraakiishii ka tirsanaa ciidamada somaliland oo ka soo jeeday Boorama waxa soo baxay warar sheegaya in badhasaabkii gobolka Awdal oo ka soo jeeda bariga Burco uu iskaga soo baxay...