Venezuela: Rabshado Ka Dhacay Caasimada Iyo Inqilaab Fashilay?
Venezuela(Berberatoday.com)-Venezuela ayaa sheegtay in kooxda Mucaaridka ah isku dayeen Salaasadii Inqilaab militari balse ay fashiliyeen.
Madaxweyne Nicolas Maduro ayaa sheegay in uu weli heysto taageerada buuxda ee militariga...
Wednesday, May 1, 2019
Madaxweynaha Kenya Oo Qalinka Ku Duugay Sharci Muran Dhaliyay
Nairobi(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa qalinka ku duugay sharci muran dhaliyay oo ku saabsan xaasaska badan ee la guursado.
Sharciga ayaa markii hore ogolaa in ninku uu hal xaas yeesho, balse dha...