-
Haweeney 27 Sano Koomo Ku Jirtay Oo Si Mucjiso Ah U Soo Kacday
Dubai(Berberatoday.com)-Haweeney u dhalatay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, oo sannadkii 1991-kii ku dhaawacantay shil gaari ayaa caafimaad mucjiso ah heshay, ka dib markii ay kasoo kacday koomadii ay 27 sano ku jirtay.
Muni...
Wednesday, April 24, 2019
-
“Ma Garanayo Sabab Xilka Layga Qaaday” Wasiirkii Hore Ee Qorshaynta Cawaale Shirwac”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Ma Garanayo Sabab Xilka Layga Qaaday” Wasiirkii Hore Ee Qorshaynta Cawaale Shirwac"Daawo Muuqal
https://youtu.be/wokO9WtOxKM?t=5
Ber...
Wednesday, April 24, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo Shaaciyey In Heshiiskii Ay Gaadheen UCID iyo Kulmiye Uu Ka Danbeeyey Imaaraadku , Xukuumada-na U Hanjabey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay in go.aamadii ay shalay arimaha doorashooyinka ka soo saareen xisbiyada UCID iyo KULMIYE uu ka danbeeyey dalka Imaaraadka Carabta oo ay sheegeen in arimaha d...
Wednesday, April 24, 2019
-
Dawladda Qatar Iyo Farmaajo Oo La Sheegay Inay Aragti Ahaan Kala Fogaadeen Iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Qatar iyo dawladda Soomaaliya ayaa la sheegayaa inay soo kala dhex gashay xurguf diblomaasiyadeed oo aan weli banaanka u soo bixin.
Xurguftan ayaa ka dhalatay ka dib markii ay shirkadda Talya...
Wednesday, April 24, 2019
-
Ilhaan Cumar Oo Wajahaysa Eedeyn Ku Saabsan Inay Buunbunisay Tirada Dadkii Lagu Dilay Howlgalkii Ay Milatariga Mareykanku Somaliya Ka Fuliyeen1993-kii
Washington(Berberatoday.com)-arbixin cusub oo lasoo saaray ayaa muujineysa in Ilhaan Cumar ay wajaheyso eedeyn culus oo ku saabsan inay buunbuunisay tirada dadka Soomaalida ah ee lagu dilay howlgalkii ay Milatariga Mareykanka Soom...
Tuesday, April 23, 2019
-
Xadka Itoobiya Iyo Eritrea Oo Dib Loo Xidhay Iyo Sababta
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Goobta kali ah ee ay isaga kala gudbayeen shacabka dalalka Itoobiya iyo Eritrea ayaa Isniintii la xidhay.
Waxaa furnaa oo kaliya ah deegaanka ku yaalla xadka u dhexeeya labada dal ee Bure-Assab.
...
Tuesday, April 23, 2019
-
Dawlada Saudi Arabia Oo Dil Ku Fulisay 37 Qof Iyo Danbiyada Loo Haystay
Riyadh(Berberatoday.com)-Sucuudi Arabia ayaa maanta dil madax ka jarid ah ku fuliyey 37 qof oo u dhashay dalka Sucuudiga, kuwaas oo ku eedaysnaa dambiyo la xidhiidhay Argagixisonimo, sida ay sheegtay Wakaalada Wararka ee Sucuudigu...
Tuesday, April 23, 2019
-
Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Shaacisay Wakhtiga La Gelayo Imtaxaanaadka Shahaadiga Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, ayaa Maanta waxay ku dhawaaqtay wakhtiga la qabanayo Imtixaannaadka Shahaadiga ah ee Dugsiyada sare iyo Fasallada 8-aad ee Dugsiyada dhexe.
Wasiirka Wa...
Tuesday, April 23, 2019
-
Daawo Muuqalka”Profesor Samater Oo Ku Taliyey In Kominshanka Doorashooyinka La Kala Diro Laga-na Dhigo 9 Xubnood
Hargeysa(Berberatoday.com)-Profesor Axmed Ismaciil Samater oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu ku taliyey in la kala diro kominshanka doorashooyinka isla markaana kuwa danbe ee la soo xulaayo laga dhigo 9 xubn...
Tuesday, April 23, 2019
-
Daawo Muuqalka”Masuul Uhadlay Xisbiga UCID Oo Baaq U Diray Xisbiga Waddani
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Masuul Uhadlay Xisbiga UCID Oo Baaq U Diray Xisbiga Waddani
https://youtu.be/lBrvBZUsBaM
Berberatoday.com...
Tuesday, April 23, 2019
« Previous Page — Next Page »